Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo qarax ah la beegsadeen guri ay ku sugnaayeen saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah oo ku yaal degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Weerarka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay ugu yaraan 1 askari oo murtad ah, guriga lagu qarxiyay sarkaalka iyo askartana burbur ayaa gaaray.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya kaga suganyihiin deegaanka Sariiraha ee ka tirsan gobolka Laamu ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.