Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaadeen Koontaroolka Mukeyga ee kuyaal degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana jira khasaare kala duwan oo soo gaaray murtadiinta.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo-mareer, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerareen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee xaafadaha Buulo Fooliya iyo Buunda Yareer ee degmada Afgooye.
Banaadir na, waxay ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah la beegsadeen fariisin ciidan oo ay maleeshiyaadka murtadiinta kaga sugnaayeen suuqa Dayax ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.