Howlgal qarax ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo, waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.
Dhinaca kale, qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen degmada Bardaale ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaat ka tirsan ridada, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.
Sidoo kale, qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Diinsoor ee isla Baay ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad iyo saraakiil murtadiin ah.
Qaraxaasi ayaa lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Barre islamarkaana ahaa Xildhibaan deegaan iyo guddoomiye xaafadeed, waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.