Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar Badan Oo Ku Le’atay Qaraxyo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Askar Badan Oo Ku Le’atay Qaraxyo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

August 12, 2021

Tafaasiil dheeraad ah waxay kasoo baxayaan weeraro isugu jiray qaraxyo iyo kammiin maleeshiyaad ka tirsan dowladda federaalka lagula eegtay deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbooyinka.

Ciidamada guutooyinka qaraxyada Mujaahidiintu waxay qaraxyo xooggan la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ku socdaalayay duleedka magaalada Kismaayo waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan qaraxaasi.

Kolonyada la qarxiyay oo ka koobnayd 2 Cabdibile waxay kasoo ambabaxeen magaalada Kismayo waxayna kusii jeedeen dhanka deegaanka Beerxaani ee ka tirsan wilaayada Jubbooyinka, balse waxaa socdaalkoodii hakad galiyay oo ay ka dhaqaaqi waayeen miinooyinka Mujaahidiinta halkaas oo khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay.

Ilo wareedyo masuul ah waxay xaqiijiyeen qaraxa lagu burburiyay gaari Cabdibile ah waxaana halkaas gaariga kula basbeelay oo ku baaba’ay dhammaan askartii murtadiinta ahaa ee gaarigaasi la socday.

Gaariga kale ee Cabdibilaha waxaa isna gaarray waxyeello culus lamana soo warin inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha nafeed iyo midka maadi ee ka dhashay qaraxa gaariga labaad.

Dhanka kale isla duleedka Kismaayo waxaa ka dhacay weerar aad loo agaasimay oo jidgal ah lalana eegtay maleeshiyaadka Ridada xilli ay ku socdaalayeen inta u dhaxaysa deegaannada Siingaleer iyo Baarsanguuni.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay soo wariyeen in weerarka oo ahaa mid si wanaagsan loo dajiyay ay kusoo dhaceen maleeshiyaad khabar moog ah halkaasna dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen 5 askari oo murtadiin ah.

Dhimashada maleeshiyaadka murtadiinta ee howlgalkan jidgalka ah waa 2 askari iyo dhaawaca 3 kale sida ay baahisay Idaacadda Al-andalus ee ku hadasha afka xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Muqdisho.
Next: Sarkaal Miina Baare Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Qeycad.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.

August 28, 2026
23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada