Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askarta Dowlada Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Degmada Hilwaa.
  • Allposts
  • Warar

Askarta Dowlada Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Degmada Hilwaa.

October 22, 2017

Maleeshiyaatka dowlada Farmaajo waxey saacadihii lasoo dhaafay qof shacab ah si bareer ah ugu dileen qeybo ka mid ah degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.

Maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa wiilkan dhalin yarada ah oo lagu magacaabo Abshir Cabdullaahi ku dhex dilay gudaha saldhiga degmada Hilwaa,iyadoona warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan sababta maleeshiyaatka dowlada u dileen qofkaasi shacabka ah.

Qaar ka mid ah ehelada wiilkan dhalinyarada ah ayaa warbaahinta u sheegay in markii hore maleeshiyaatka dowlada ay saldhiga uga yeereen Abshir iyagoona u sheegay in dacwo loo heysta.

Abshir ayaa markii uu yimid saldhiga waxey maleeshiyaatka dowlada u sheegeen inuu maqanyahay qofkii soo dacweystay lagana doonayo inuu saldhiga sii jooga inta uu ka imaanayo qofka soo dacweystay.

Abshari ayaa diiday inuu saldhiga sii jooga waxaana uu isku dayay inuu baxa basle taliyaha saldhiga ayaa ku amray maleeshiyaatka iney toogtaan Abshir halkaasi ayeeyna rasaas ooda uga qaadeen taasi oo sababtay inuu Abshir isla goobta ku geeriyooda.

Warar hoose ayaa sheegaya ineysan jirin qof Abshir soo dacweysatay balse taliyaha saldhiga ayaa doonayay inuu diyaariyo qof dacwo been ah kusoo oogta Abshir si loo xira ugu dambeyntiina Eheladiisa laga gato oo laga qaado lacag Kumanaan doolar oo baad ah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xuseen Qoobey Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: Dhageyso Waxqabadka WI Jubbooyinka Qeybta(2)aad.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-01-1448-Hijri.

July 15, 2026
Uganda Oo Xaqiijisay In Ciidamada AUSSOM Aysan Wax Mushaar Ah Qaadan Muddo Sanad ka Badan.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Oo Xaqiijisay In Ciidamada AUSSOM Aysan Wax Mushaar Ah Qaadan Muddo Sanad ka Badan.

July 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1448-Hijri

July 14, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada