Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Axmed Madoobe Oo Lagu Weeraray Afmadoow Iyo Askar Lagu Dilay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Lagu Weeraray Afmadoow Iyo Askar Lagu Dilay Sh/hoose.

July 28, 2024

Ciidanka guutada madaafiicda mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Jubbada hoose waxay weerar madaafiic ah ku qaadeen xero uu degmada Afmadow ka dagganyahay murtad Axmed Madoobe madaxa maamulka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland.

Madaafiicda ayaa Allaah fadligiis ku dhacay gudaha xerada, waxaana jirta khasaare kala duwan oo maleeshiyaadka murtadiinta kasoo gaaray weerarkan duqaynta ah ee ay mujaahidiintu ku qaadeen xerada uu Axmed Madoobe ka degay degmada Afmadoow.

Dhanka Sh/hoose waxay ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ka howlgala Sh/hoose, howlgal culus oo qarax ah la eegteen gaari Cabdibile ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka murtadiinta, kaasi oo kasoo baxay xerada murtadiinta ee deegaanka Arbacoow kuna jeeday deegaanka Ceelasha Biyaha.

Inta la xaqiijiyay waxaa howlgalkan qarax ah oo u dhacay sidii loo qorsheeyay lagu dilay shan askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen laba kale oo murtadiin ah, oo uu ku jiro Abaanduulaha maleeshiyaadka Riddada ee xerada Arbacoow, kaasi oo lugihiisa ku waayay qaraxan, waxaana lagu magacaabaa Cabdi Suubiye Caraale.

Howlgal kale oo qarax ah ayay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Buulo-mareer, si gaar ah waxa uu qaraxu kaga dhacay goob isku imaatin u ah maleeshiyaadka Riddada, Taliye unug lagu magacaabo Cabdi Wahaab ayaa ku dhaawacmay qaraxa, kaasi oo dhaawiciisu yahay mid garaab ah.

Howlgallada mujaahidiintu ka fuliyeen Sh/hoose, waxaa ka mid ah weerar kamiin ah oo ciidamo ka tirsan mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo murtadiin ah oo ka baxay degmada Afgooye kuwaasi oo doonayay iney shidaal geeyaan saldhigga Bilidoogle.

Weerarka dhabbagalka ah ayaa si gaar ah kaga dhacay tuulada Buulalow oo hoostagta degmada Afgooye ee Sh/hoose, waxaana xusid mudan in kolonyada shidaalka sidday ay ku adkaatay inay sii wataan socodkooda, weerarka kaga yimid dhanka mujaahidiinta ayaana ku qasabay inay dib ugu laabtaan Afgooye iyagoo khasaare kala duwan dhabarka ku sita.

Dhanka Bakool, waxay ciidamada mujaahidintu dagaal culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Ridada ay kaga suganyihiin degmada Waajid, dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay gudaha saldhiggaasi oo u dhaxeeyay mujaahidiinta iyo murtadiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-01-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -22-01-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada