Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Axmed Madoobe Oo Markale Isku Doortay Hool Kuyaal Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Markale Isku Doortay Hool Kuyaal Kismaayo.

November 25, 2024

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland, waxaa maanta ka dhacday doorasho uu buuq badan hareeyay, taasi oo uu markii 3-aad isku doortay madaxa maamulkaasi murtad Axmed Madoobe.

Maleeshiyo tira beel ah ayuu kusoo daadiyay wadooyinka iyo xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo, hoolka ay doorashadu ka dhacaysay waxaa Axmed madoobe kula sugnaa ilaa laba xubnood, kuwaas oo lagu tilmaamay malxiis siyaasadeed oo uu isugu keensaday.

Sidii la filayay guddoomiyaha golaha dawaaqiida ah ee maamulkaas, murtad Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in badi xildhibaannada ay u codeeyeen in uu madaxweyne maamulkaasi markale noqdo murtad Axmed Madoobe, waxaa xusid mudan in xildhibaannadu yihiin kuwa uu soo xushay madaxa maamulkaasi si ay markale u doortaan.

Shariif murtad oo soo noqday madaxii hore ee kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa gaarka ah ku daabacay ugu hambalyeeyay Axmed Madoobe, isagoo sheegay in tallaabadaasi ay meesha ka saarayso muddo kororsiga murtad Xassan Gurguurte.

Doorasha ku sheegta uu maanta isku caleema saaray Axmed madoobe, ayaa noqonaysa tii 3-aad oo maalmo gudahood ah ka dhacda Kismaayo, waxaa dhinaca kale xalay Kismaayo ka shaaciyay in uu madaxweyne maamulkaasi ashahaada la dirirka ah yahay murtad Maxamed Cabdinuur Kilaas, oo ka mid ahaa xubnaha mucaaradka ah ee isku soo taagay hoggaanka maamulkaasi.

Waxaa labadaan xubnood ee sheegtay inay yihiin madaxda maamulkaasi ka horreeyay murtad Ilyaas Gaboose, oo ay wadato kooxda Ridada Soomaaliya, haddana ah ninka saddexaad ee lagu sheegay in uu madax u yahay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland.

Kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa si wayn u diidan doorashada uu Kismaayo ku qabsaday Axmed Madoobe, waxayna billowday dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ka dhan ah tallaabadaasi.

Muratd Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo ka mid ahaa xubnaha mucaaradka ah ee ku sugan Kismaayo, sidoo kalena ka mida musharaxiinta ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu ka haray doorashooyinka is barbar socda ee ka dhacay Kismaayo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -23-05-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-05-1446 Hijri.

Related Stories

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-07-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-07-1447-Hijri

January 14, 2026
Weerar 7 Askari Looga Dilay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Meel U Dhow No/60.
  • Allposts
  • Warar

Weerar 7 Askari Looga Dilay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Meel U Dhow No/60.

January 14, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada