Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Beesha Caalamka Oo Xassan Gurguurte Ugu Goodisay Inay Dhaqaalaha Ka Goosan Doonaan.
  • Allposts
  • Warar

Beesha Caalamka Oo Xassan Gurguurte Ugu Goodisay Inay Dhaqaalaha Ka Goosan Doonaan.

May 2, 2026

Kulan saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu dhexmaray madaxa kooxda Riddada Soomaaliya, murtad Xasan Gurguurte iyo wakiilada gaalada beesha caalamka ee ku sugan xerada Xalane.

Ilo wareedyo ay heshay idaacadda islaamiga Al-andalus, ayaa xaqiijinaya in kulanka oo ay ku sugnaayeen dhammaan wakiilada dowladaha reer galbeedka ee maamula kooxda Riddada amarro culus lagu siiyay madaxa murtadiinta, Xasan Sheekh Maxamuud.

Wakiilada gaalada beesha Caalamka, ayaa kulanka oo saacado badan qaatay Gurguurte ugu sheegay in haddii uusan heshiis siyaasadeed ka gaarin arrimaha doorashooyinka ka hor 15-ka May oo ay ku egtahay muddo xileedkiisa ay qaadan doonaan go’aamo culus oo ka dhan ah kooxdiisa.

Waxay wakiilada gaalada beesha caalamka Xasan sheikh ugu goodiyeen in ay ka jaran doonaan kabka miisaaniyadda ee ay siiyaan kooxdaasi, waxay sidoo kale ugu goodiyeen inay Xalane ka guuri doonaan oo uu soo afjarmi karo taageerada amni ee ay siiyaan kooxda Riddada.

Ilo wareedyada aan helnay, waxay intaas ku darayaan in kulankan oo saacadihii lasoo dhaafay kusoo gabagaboobay xerada Xalane uu murtad Xasan Gurguurte madaxa kooxda Riddada Soomaaliya ka baxay isaga oo madaxa foorarinaya.

Mowqif kan la mid ah waxay wakiilada beesha caalamka horay u siiyeen hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo ay kulan gaar ah la yeesheen, waxaana kulankaasi qaab fogaan arag ah uga qaybgalay madaxda maamullada ashahaada la dirirka ah ee Jubbaland iyo Puntland.

Dhanka kale, safiirka dowladda saliibiyadda Ingiriiska u fadhiya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, Charles King, ayaa qoraal uu daabacay kusoo bandhigay xaaladda uu ku shaqeeyo oo uu ku sheegay inay tahay mid cabsi iyo khatar joogto ah.

Muqdisho ayuu ku tilmaamay mid ka mid ah goobaha diblumaasiyiintu ka shaqeeyaan ee ugu khatarta badan caalamka, mararka qaar ayuu sheegay in subaxdiisu ku billaabato dhawaqa digniinta iyo guuxa diyaaradaha dagaalka oo hurdada ka toosiya, si deg deg ah ayuu sheegay in uu u aado goobtiisa shaqo isaga oo adeegsanaya gaadiid gaashaaman iyo qalab difaac si uu shaqadiisa u guto.

In Soomaaliya ka shaqeeyaan diblumaasiyiinta ayuu sheegay inay tahay mid aad u adag, xaalad adag oo amni ayuuna sheegay in uu ku shaqeeyo.

Arimahan waxay kusoo beegmayaan xilli khilaafaadka u dhaxeeya murtadiinta uu gaaray meeshii ugu sarreysay, lagana cabsi qabo in khilaafaadku isku beddelaan gacan ka hadal dhexmara madaxda Villa Somalia iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 15-Dul-qicdah-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-11-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-01-1448-Hijri.

June 20, 2026
Sarkaal Iyo Askar Sahaayino Ah Oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Sahaayino Ah Oo Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan.

June 20, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-Muxarram-1448-Hijri.

June 19, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada