Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Boqollaal Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Oromia Iyo Amhara.
  • Allposts
  • Warar

Boqollaal Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Oromia Iyo Amhara.

July 13, 2025

Iska hor’imaadyada hubaysan ee u dhaxeeya maleeshiyada Fano iyo ciidamada Xabshida Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay sii xoogaysanayaan, iyadoo kooxda Fano ay sheegtay in ay dhegta dhiigga u dartay ku dhawaad 400 oo askari oo ka tirsan ciidanka dowladda.

Jabhadda Fano waxay xustay in askartan faraha badan ay ku xasuuqday dagaallo culus oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey usbuucii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Wollega oo ka tirsan deggaanka Oromada.

Sida ay sheegtay Ethio News oo ah warbaahin maxalli ah oo si dhow uga warbixisa dhaq-dhaqaaqa Fano, taliska Wollega ee kooxda ayaa sheegay in dagaalyahanadoodu ay weerarro abaabulan ka fuliyeen shan jiho oo kala duwan oo ka tirsan degmada Kiremu ee Wollega, iyagoo dagaal culus la galay cutubyo ka tirsan militariga federaalka.

Taliska Fano ayaa sheegay in ay dileen ugu yaraan 280 askari, ayna qabteen 25 kale — oo ay ku jiraan laba taliye oo darajadoodu tahay Gaashaanle — waxayna gacanta ku dhigeen hub aad u badan, oo ay ku jiraan 290 qori AK-47 ah, hal qori oo Dhishiike ah, iyo afar qori oo ka mid ah noocyada culus ee lagu rakibo baabuurta.

Geesta kale, dagaalyahanada Fano ee ka hawlgala gudaha gobolka Axmaarada ayaa sheegtey horu-marro ballaaran oo maalmihii lasoo dhaafey ay ka sameeyeen deegaano ay ka mid yihiin Gojjam, Gondar, Shewa iyo Wollo.

Ilo-wareedyo laga soo xigtay dhinaca Fano ayaa sheegay in kooxdani ay weerar rogaal-celis ah ku qaadeen 11 jiho oo uu ka socday howlgal loogu magac daray “Memorial Gedebye”, oo loogu aarayay 11 qof oo rayid oo dhawaan ciidanka Xabashidu ay ku xasuuqeen gudaha magaalada Gedebye.

Maleeshiyada ayaa shaacisay in gulufkan cusub ee loogu aarayay dadka shacabka ah lagu dilay ugu yaraan 91 askari oo ka tirsan ciidanka Xabashida Itoobiya iyo weliba 11 sarkaal oo ka mid ahaa xisbiga Abiy Axmed ee loogu yeero Barwaaqo.

Dagaalladan u dambeeyey ee sida ba’an loogu wiiqay ciidanka Xabashida Itoobiya ayaa muujinaya fashilka ku yimid hawl-gal cusub oo dhowaan ay ku dhawaaqday dawladda federaalku, kuna muddaysnaa ilaa 7-da Luulyo, kaas oo ay sheegtay inay kusoo afjarayso maleeshiyaadka Fano.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-01-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-01-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri

July 27, 2026
Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

July 27, 2026
Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.
  • Allposts
  • Warar

Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada