Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Madaxa maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland murtad Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa, ayaa safar ugu baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, sida lagu sheegay qoraal kooban oo madaxtooyada maamulkaasi ay baahisay.

Safarkan oo madaxtooyadu ku sheegtay mid shaqsi ah, ayaa dhinaca kalena telefishanka maamulkaasi uu xusay in safarka murtad Cirro noqon doono ka farxiya shacabka Somaliland isla markaana ka nixin doona wax uu ku tilmaamay cadowgooda.

Geesta kale, xubin ka tirsan Aqalka Senate-ka ee Mareykanka oo lagu magacaabo Ted Cruz ayaa muujiyay kalsooni xooggan oo ku aaddan in Madaxweynaha Mareykanka Gaal Donald Trump uu aqoonsan karo Somaliland ka hor dhammaadka muddo-xileedkiisa.

Cruz ayaa maamulka gaallo-raaca Somaliland ku tilmaamay saaxiib istaraatiijiya, oo muhiim u ah danaha Mareykanka ee Geeska Afrika, isaga oo carrabka ku adkeeyay in ay leedahay door muuqda oo dhinaca amniga iyo siyaasadda gobolka ah.

Ted Cruz ayaa hadalladan ka jeediyay kulan saacadihii lasoo dhaafay ay wada-jir u yeesheen Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, halkaas oo ay si qoto dheer uga dooddeen arrimaha ku aaddan Geeska Afrika.

Waxa kale oo uu sheegay in Somaliland ay door muuqda ka qaadato sugidda amniga marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Gacanka Cadmeed, iyo sidoo kale dagaalka lagula jiro argagixisada oo uu ka wado Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Senatorkan ayaa sidoo kale shaaciyay in uu warqad u diray Madaxweynaha Mareykanka, taas oo uu kaga codsanayo in si rasmi ah loo aqoonsado Somaliland. Isagoo muujiyay rajo ah in maamulka Trump uu qaadi doono tallaabooyin lagu xoojinayo xiriirka Somaliland.

Si kastaba ha ahaatee, dhaqdhaqaaqyadan u dambeeyey ayaa kusoo aadaya xilli Maraykanka iyo Yahuuddu ay gobollada waqooyi-galbeed ka wadaan dhismaha saldhigyo millateri, kuwaas oo haatan shaqadoodu ay si xawliya uga socoto gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Jihaadkii Soomaali-galbeed Iyo Sheekh Xayaakallaah.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026
Walaac Xooggan Oo Laga Muujiyay Nidaamka Uu Hoggaamiyo Xasan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Walaac Xooggan Oo Laga Muujiyay Nidaamka Uu Hoggaamiyo Xasan Gurguurte.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada