Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka lagu soo qaatay mowduuc muhiim ah, kaasi oo diiradda saaraya sooyaalka jihaadkii Soomaali-galbeed iyo maraaxishii uu soo maray, waxaana toddobaadkan barnaamijka marti ku ah Sheekh Cumar Xayaakallaah oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.