Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cabsi Amni Oo Ka Jirta Sacuudiga Iyo Xuuthiyiinta Oo Xayiraado Kusoo Rogay Maraakiibta Bin Salmaan.
  • Allposts
  • Warar

Cabsi Amni Oo Ka Jirta Sacuudiga Iyo Xuuthiyiinta Oo Xayiraado Kusoo Rogay Maraakiibta Bin Salmaan.

September 15, 2026

Xaalad qoob gariir in anfariir ah ayaa ka taagan intabadan magaalooyinka waaweyn ee dalka Sacuudiga kadib markii ay kooxaha Xuuthiyiintu ballaariyeen weeraradooda ka dhanka ah nidaamka Aala Sacuud.

Magaalooyin ay kamid yihiin Jiddah iyo Yanbuc ayaa laga yeeriyay seeriga digniinta sababa laxiriira diyaarado Drones ah oo hawada soo galay.

Dowladda Aala Sacuud ayaa digniino isdaba joog ah soo saaraysa arrinkaas oo cabsi ku beeray malaayiin qof oo ku dhan dhulka Xarameynka.

Dekadda weyn ee magaalada Yanbuc ayaa qarka usaaran in ay xiranto kadib markii ay kooxaha Xuuthiyiinta ku beegsadeen sawaariikh iyo diyaarado aan duuliye laheyn.

Waxaa lafasaxay kumanaan shaqaale ajaanib ah oo ka howlgelayay warshadaha shidaalka sifeeya iyo xarumaha laga dhoofiyo batroolka arrinkaas oo sababay hoos udhac dhaqaale oo baaxad leh.

Sacuudi Carabiya ayaa qaar ka mid ah macaamiisheeda saliidda Yurub u sheegtay in la joojiyey shixnadihii saliidda ee Sebtembar sanadkan 2026.

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qaar ka mid ah macaamiisheeda ku sugan Yurub ku wargelisay in la baajiyey shixnado saliid ceyriin ah oo qorshuhu ahaa in la raro dhammaadka bisha Sebtembar, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xigatay saddex ilo-wareed.

Go’aankan ayaa ku soo beegmaya xilli Sacuudi Carabiya ay xirtay dhuumaha Bariga–Galbeedka kaddib weerar toddobaadkii hore lala beegsaday dhuumahaas.

Sidoo kale Aala Sacuud waxay wajahaysaa caqabado dhanka gaadiidka badda ah, kuwaas oo la xiriira weerarrada Xuutiyiinta Yemen ee ka socda agagaarka Badda Cas.
Waxaa intaas dheer, waxaa weli jira qalalaase iyo carqalado saameynaya maraakiibta ganacsiga ee mara Marinka Hormuz, oo ah mid ka mid ah marinnada ugu muhiimsan dunida ee lagu qaado shidaalka iyo badeecooyinka kale ee tamarta.

Gaashaanlle Sare Yaxye Assariic oo ah afhayeenka melleteri ee Xuuthiyiinta ayaa maalintii Isniinta iclaamiyay in maraakiibta Sacuudiga laga mamnuucay adeegsiga marinka muhiimka ah ee Baabul Mandab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-04-1448 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-04-1448-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-05-1448-Hijri

November 4, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Ciidanka Burundi Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Ciidanka Burundi Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

November 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-05-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-05-1448 Hijri.

November 4, 2026

Sawirro

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada