Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Xero Ciidan Oo Ku Taalla Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Xero Ciidan Oo Ku Taalla Muqdisho.

April 10, 2017

Halyeey ka tirsan guutada istish-haadiyiinta ayaa barqanimadii maanta camaliyad qorsheysan ku qaaday xero ciidan oo murtadiintu ay ku leeyihiin degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay joogeen Saraakiil iyo maleeshiyaad fara badan oo ka tirsan murtadiinta.

Howlgalkan oo ahaa mid aad loo soo qorsheeyey ayaa beegsaday xero Nac-Nac oo ah xero weyn oo ay dagan yihiin murtadiinta, Waxaana halyeeyga istish-haadiga ah uu beegsaday goob ay wada fadhiyeen Saraakiil iyo maleeshiyaat badan oo ka tirsan murtadiinta.

Saraakiisha mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in wax ka badan 25 murtad oo u badnaa saraakiil military iyo tababareyaal ciidan lagu dilay weerarka.

Tobaneeyo ka mid ah murtadiinta ayaa sidoo kale ku dhaawacmay weerarka kuwaas oo u badnaa maleeshiyaatkii xerada daganaa.

Sarkaal u hadlay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u xaqiijiyey weerarka, Wuxuuna noo sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyey, laguna laayey cadowgii hadafka ahaa.

Sarkaalkan ayaa sheegay in hadafka weerarka uu ahaa Saraakiisha military-ga iyo tababareyaasha ciidanka ee ku sugnaa gudaha xerada, kuwaas oo ahaa xubnaha ugu badan ee weerarka ku halaagsamay.

Weerarkan ayaa imaanaya iyadoo shaley sidan oo kale magaalada Muqdisho ay kaga dhacday camaliyad istish-haadi ah oo lagu beegsaday taliyaha guud ee ciidanka murtadiinta, taas oo galaafatay nolosha maleeshiyaat u badnaa ilaaladiisa.

Weeraradan ayaa sidoo kale imaanaya iyadoo dhawaan madaxa kooxda ridada Soomaaliya Murtad Farmaajo uu ku goodiyey dagaal ka dhan ah Mujaahidiinta, Waxaase hadda muuqaneysa in mujaahidiintu ay qaadeen silsilado weeraro ah oo looga jawaabo hanjabaadda ka soo yeertay murtad Farmaajo.

Xigasho: RadioAndalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Dalka Tunis.
Next: Faahfaahin+Akhriso Magacyada Saraakiisha Lagu Dilay Weerarka Xerada Nacnaca.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri

July 30, 2026
Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada