Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Beledweyne+Magacyo.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Beledweyne+Magacyo.

February 19, 2022

Magaalada Beledweyne ee wilaayada Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax xoogan kaasi oo ahaa camaliyad istish-haadiyo ah oo uu fuliyay halyey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

Camaliyadda waxaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil, Xildhibaano iyo ergooyin ka wada tirsan ridada, Waxaa camaliyadda ku dhintay ugu yaraan 20 murtad tiro intaa ka badane wey ku dhaawacmeen.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah:

1- Cabdi Rashiid Sheekh Cali oo ahaa gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Hiiraan.

2- C/Raxmaan Keynaan oo isna ahaa gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka Beledweyne.

3- Aadan Cabdi Faarax Kaladire, oo ahaa xildhibaan ka tirsan maamulka HiirShabelle.

4-Taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda sirdoonka ee magaalada Baladweyne oo magaciisa lagu soo koobay Aboor.

5- Iyo Foodcadde oo ahaa agaasime ka tirsanaa maamulka gobolka Hiiraan.

Waxaa sidoo kale qaraxaas ku dhaawacmay tobanaan kale oo ka tirsanaa xubnaha maamulka, waxaa ka mid ah nin lagu magacaabo Dabagaab oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Amniga ee Baladweyne iyo C/Raxmaan Diini oo ahaa gudoomiye ku xigeenka maaliyada ee Baladweyne.

Camaliyaddan Istish-haadiyada  ayaa lagu tilmaamay weerarkii ugu xooganaa ee waayadan ay martigeliso magaalada baladweyne, waxaana uu kusoo aaday iyadoo magaaladu ay todobaadyadii ugu dambeeyey kusoo qulqulayeen siyaasiyiin doonaya inay ka qeyb qaataan ama si dhow ula socdaan doorashada ka dhici doonto magaaladaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Muuse Cabdi Caraale Oo Ka Hadlay Weeraradii Cag Marinta Ahaa Ee Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Cali Duceysane.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.

August 28, 2026
23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada