Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa dagaal culus kala hortagay ciidamo ka tirsan saliibiyiinta Kenya oo kasoo gudbay xad-beenaadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo weerar ku ahaa deegaan lagu magacaabo Ciise Guur oo ka tirsan wilaayada Gedo.
Dagaalka ayaa qabsaday saliibiyiinta Kenya inta aysan gaarin hadafkooda, waxaaanu dagaalku ku qabsaday inta dhaxeysa degmada Ceelwaaq iyo deegaanka Dhamase, waxeyna ciidamada Kenya dib ugu firxadeen halkii ay kasoo duullaan tageen, intii ay firxadka ku jireen ayay la lulmeen weerar kle oo kamiin ah, waxaana gaaray khasaare kala duwan.
Dhanka kale, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha Janaalle ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay saddex askari oo murtadiin ah.