Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay weeraro saf-ballaaran ah ku qaadeen xeryo ciidan oo ciidamada Kuffaarta Burundi iyo maleeshiyaadka murtadiinta ku leeyihiin degmada Mahadaay ee ka tirsan Sh/dhexe, waxaana jira khasaare soo gaaray saliibiyiinta iyo murtadiinta.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaallo culus oo toos ah ku qaadeen saldhigyada ciidan ee maleeshiyada murtadiinta ah kaga suganyihiin degmooyinka Xudur iyo Waajid., jugta hubka culus iyo jabaqda rassaasta dagaalka la isku adeegsanayay ayaa si wayn looga maqlayay xaafadaha magaalooyinkaasi.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku mireen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ee degmada Carabiya ee gobolka Mandheera ee ku hoos jirta gumeysiga saliibiyiinta Kenya.