Murtad Cabdi Raxmaan Cirro oo ah hogaamiyaha maamulka ٌidada Soomaailand ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago deegaanada Yahuuda ixtilaalka ku haystaan ee dhulka Filistiin.
Cirro ayaa halkaasi kula kulmi doona hogaamiyaasha maamulka gumaystahaYahuuda si uu usii xoojiyo xiriirka uu laleeyahay sahaayinada sida uu ku waramaya wargayska YnetNews ee kasoo baxa deegaanada ixtilalka ku jira.
Inta uu ku guda jiro socdaalkaasi oo la sheegay in uu dhici doono inta udhaxaysa 15-ka illaa 17-ka Juun ayuu xariga ka jari doona safaarad uu maamulka ridada Soomaaliland ka furanayo magaalada Qudus.
Sidookale wargayska YnetNews ayaa sheegay in aya sheegay in murtad Cirro uu la kulmi doonno maaxweynaha Yahudua gaalka lagu magacaabo Isaac Herzog, iyo mujrimka hada ah Ra’iisul Wasaaraha sahaayinada ee Benjamin Netanyahu.
Dhawaan ayee aheyd markii maamulka ridada Soomaaliland uu safiir umagacaabay deegaanada Yahuuda ixtilalaka ku haystaan kaas oo ku howlgali doono safaarad ay ku yeelan doonaan magaalada barakaysan ee Qudus oo ah qibladii koowaad ee muslimiinta io halkii loo dheelmiya eesuubanaheena “Sallaahu Calayhi Wasalam” oo ku jirta gacanta cadowga koowaad ee islaamka oo ah Yahudua nijaasta ah ee Alle lacnaday.