Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cirro Oo Shir-weyne Caalami Ah Uga Qayb-galay Imaaraadka Iyo Gurguurte Oo Loo Diiday.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Shir-weyne Caalami Ah Uga Qayb-galay Imaaraadka Iyo Gurguurte Oo Loo Diiday.

February 11, 2025

Wefti uu hoggaaminayo C/Raxmaan-Cirro oo ah madaxweynaha maamulka riddada ah ee la baxay Somaliland ayaa galabnimadii shalay diyaarad khaas ah kaga dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaallada Hargeysa.

Weftigan oo Cirro ay ku wehelinayaan 4 wasiir iyo madaxa xafiiskiisa ayaa ka qayb-geli doona Shir-weynaha Dawladaha Adduunka ee sanadkan 2025 oo ka dhici doona Magaalada Dubay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada maamulkaasi.

Murtad Cirro ayaa si rasmiya loogu marti-qaaday ka qayb-galka shirweynaha dawladaha adduunka ee 2025 oo 11-ka ilaa 13-ka bishan February ka dhici doona magaallada Dubay. Waxaanu halkaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa sida uu shaaciyey ???????????????????????? ???????????????????? ???????????????? (????????????????) oo ah afhayeen Madaxweynaha maamulka ashahaada-la-dirirka Somaliland.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in murtad C/Raxmaan-Cirro uu goor dhawayd khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirkaasi oo maanta furmay, isagoo sheegay in la gaadhay waqtigii caalmaka ka garaabi lahaa in Somalilaand noqoto waddan madax badaan oo beesha caalamka ka mid ah, isla markaana ay dawladda Maraykanka ka rajaynayaan inay noqoto dawladda ugu horreysa ee aqoonsata.

Waxa kale oo murtad Cirro kusoo hadal-qaaday khudbaddan uu maanta ka jeediyey shirweynahaasi caalamiga ah in sannadkan gudihiisa ay dhamaystirayaan heshiiskii xaaraanta ahaa ee Muuse Biixi uu la galay Abiy Axmed ee lagu dhaxal-wareejinayay Badda iyo Barriga Soomaaliyeed.

Geesta kale, warar soo baxaya ayaa sheegaya in dawladda riddada ee Imaaraatka Carabtu ay madaxa kooxda riddada Soomaaliya Xasan Gurguurte u diidday inuu ka qayb-galo shirkaasi caalamiga ah oo maanta ka furmay magaallada Dubay.

Ilo-wareedyo ayaa tibaaxaya in Xasan Gurguurte uu saacadihii u dambeeyey ku jiray dedaallo ku aaddan sidii dawladda Imaaradka Carabta looga ergeyn lahaa, si uu shirkaasi uga qayb-galo, balse ilaa hadda lama sheegin wax aqbalaad ah oo loo fidiyey Murtad Gurguurte.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Xasan Sheekh uu Khadka Telefoonka kula xiriiray Amiirka Dalka Qadar kaasoo uu u gudbiyey cabasho ka dhan ah marti-qaadka Cirro ee Magaaladda Dubai uu kaga qayb-galayo shirkan ay isugu yimaaddeen madax ka kala socota caalamka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -12-08-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-08-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada