Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo cajiib ah, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerarkii lagu dilay taliyayaashii guutooyinka 8aad & 9aad ee Kooxda Ridada, Korneel Yoonis Aadan Xasan iyo Korneel Cali Cadoow ee ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo. weerarkan ayaa sidoo kale lagu soo furtay gaadiid dagaal oo ay qoryo lidka diyaaradaha ku rakiban yihiin.