Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Iyo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Iyo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

July 13, 2017

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin qeybta ka dagaalanta gudaha magaalada Muqidsho waxey habeenkii xalay dagaal culus u qaadeen fariisin maleeshiyaatka dowlada Ridada gaar ahaan kuwa nabadsugida ay ka sameysteen qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha.

Fariisinka sida gaarka ah loogu weeraray maleeshiyaatka dowlada waxey ka sameysteen agagaarka suuqa Daawada,iyadoona dagaalkan la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha maleeshiyaatka dowlada lagu gaarsiiyay dagaalkan xalay ka dhacay qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha.

Dhanka kale Qarax Bam ayaa lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada Farmaajo oo ku sugnaay afafka hore garoonka Diyaaradaha Muqdisho,waxaa qaraxan Bam lagu dilay Labo askari tiro kalane waa lagu dhaawacay.

Sidoo kale Qarax Bam ayaa lagu weeraray Saldhiga degmada Howlwadaag ee Muqdisho,iyadoona qaraxan Bam uu sababay khasaara kala duwan oo maleeshiyaatka Murtadiinta soo gaartay.

Qarax Bam ayaa sidoo kale lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada oo isbaaro u taala agagaarka daaraha Ceymiska degmada Yaaqshiid taasi oo sidoo kale sababtay khasaara soo gaartay tiro askar ah.

Maalintii shalay ayeey aheed markii weerar qorsheysan oo Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen qeybo ka mid ah xaafada Fagax ee degmada Yaaqshiid ay ku dileen hal askari oo maleeshiyaatka Xasilinta ah mid kalane weey ku dhaawaceen weerarkaasi.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Itoobiya..
Next: Dhageyso Darsiga(4)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri

June 15, 2026
Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada