Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Khasaara Lagu Gaarsiiyay Danab Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Khasaara Lagu Gaarsiiyay Danab Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

February 22, 2022

Maleeshiyaat ka tirsan DFS ayaa saaka weerar kusoo qaaday tuulada Fiidoow ee gobolka Sh/dhexe, kuwaas oo soo galay deegaanka iyagoo aanan la kulmin wax iska caabin ah.

Balse markii ay kasoo baxeen deegaanka oo doonayeen inay kusoo noqdaan Jowhar ayey la kulmeen weerar dhabogal ah oo ay diyaariyeen dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab.

Dagaal xoogan oo qaatay muddo 2 saacadood oo xiriir ah ayaa dhexmaray maleeshiyaatka DFS iyo dagaalyahanada Al-Shabaab, waxaana dagaalkaas uu sababay inay go’doomaan maleeshiyaatkii DFS ee kamiinka ku dhacay.

Maleeshiyaatkan ayaa u qeylo dhaansaday gurmad xagga hawada ah, waxaana goobta soo gaaray diyaarado Helicopters ah iyo kuwo Drones ah oo uu leeyahay Mareykanka kuwaas oo duqeymo ka geystay aagga lagu dagaalamayey inkastoo duqeymahaas aysan geysan wax khasaare ah.

Maleeshiyaatka ayaa markii ay heleen gurmadka diyaaradaha helay fursad ay uga baxsan karaan go’doonka, waxaana iyagoo firxad ah ay soo galeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Inta la xaqiijiyey dhimashada ciidanka DFS waa 7 askari iyo dhaawaca lix kale oo uu ku jiro sarkaal labo xidigle ah oo lagu magacaabo Fartaag sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo amni.

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa hadda ku sugan dhamaan goobihii lagu dagaalamay, iyo deegaanka Fiidoow, waxaana maleeshiyaatkii maanta ku go’doomay halkaas ay dhamaantood kusoo xaroodeen degmada Jowhar iyagoo wata meydad iyo dhaawacyo islamarkaana aan gaarin ujeedkii duullaankooda ee ahaa qabsashada deegaanka Fiidoow.

Maleeshiyaatka dowlada ayaa waayihii dambe markii ay ogaadeen in aysan lahayn awood ay ku sii heysan karaan goobaha ay yimaadaan, waxay naftu baday inay qaadaan weeraro ku dhufoo ka dhaqaaqa balse dagaalyahanada Shabaab ayaa fahmay xeeladooda islamarkaana inta badan wadooyinka ugu diyaariya weeraro dhabogal ah oo ay la kulmaan marka ay dib usoo gurtaan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Silsilado Qaraxyo Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next: Saraakiil Yugandheys Ah Oo Lagu Dilay Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri

June 14, 2026
Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.

June 14, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada