Dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyada murtadiinta si wayna loogu jabiyey maleeshiyaadka Riddada ayaa galabta ka dhacay duleedka deegaanka Teeydaan ee wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah, ayaa xaqiijiyay in dagaalladaasi ciidamada Mujaahidiintu ku dileen ugu yaraan 2 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay ilaa laba askari oo kale, waxayna ciidamada Mujaahidiintu soo qaniimeysteen qori iyo boosh.
Weerarkan lagu jebiyay maleeshiyada Riddada ee gelinkii dambe ee maanta ka dhacay duleedka deegaanka Teedaan ee wilaayada Hiiraan, ayaa qayb ka noqonaya dagaallo iyo dirir xooggan oo ciidamada Mujaahidiintu ku hayaan ciidamada saliibiyiinta iyo maleeshiyada Riddada ee duullaanka ku ah shareecada islaamka.