Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Culus Oo Ka Socda Amhara Iyo Fano Oo Guulo Sheegatay.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Oo Ka Socda Amhara Iyo Fano Oo Guulo Sheegatay.

October 26, 2024

Dagaallo xoogan oo lafa jabis ah ayaa ka socda magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan ismaamulka Axmaarada ee dhaca waqooyiga Itoobiya, halkaasi oo ay isku hayaan maleeshiyaadka jabhadda mucaaradka hubeysan ee Fano iyo ciidanka millatariga federaaliga ah ee dowladda Itoobiya.

Dagaallada ayaa lasoo warinayaa inay ka socdaan hareeraha dhowr magaalo oo ka tirsan ismaamulka Amhara, waxaana goobaha la isku fara saaray ka mid ah Gonder, Bahir Dar iyo deegaanno kale.

Jabhadda Fano ayaa guulo ka sheegatay dagaallada ka dhacay magaalooyinka qaar, sida dagaallada Khamiistii lasoo dhaafay ka billowday Bahir Dar, waxayna sheegeen in maalintaasi maleeshiyadoodu u suuragashay inay qaybo ka mid ah magaaladaasi gacanta ku dhigaan, sida xarunta Teleefishanka.

Magaalada Bahir Dar oo ah xarunta ismaamulka Axmaarada ayaa lasoo warinayaa inay ku jirto xaalad hubanti la’aan ah, waxaa go’an Isgaarsiinta magaalada, waana mid ka mid ah magaalooyinka si wayn ugu loollamayaan dhinacyada is haya.

Dagaallada tooska ah ee u dhaxeeya labada dhinac waxaa barbar socda duqaymo bahalnimo ah oo ay fulinayaan ciidamada cirka ee xukuumada Addis-ababa, kuwaas oo qaar lasoo wariyay inay ku dhinteen dad rayid Axmaaro ah.

Muuqaallo lasoo geliyay baraha bulshada gaar ahaan X ayaa muujinayay askar ka tirsan millatariga Itoobiya oo xasuuqyo daran kula kacaya dadka Axmaarada ah ee aan hubeysnayn, waxaa sidoo kale baraha bulshada harqiyay muuqaallada ciidanka Abiy Axmed oo gowrac gaysanaya, sidoo kalena tacdiibinaya dadka Axmaarada ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -23-04-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-04-1446 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: 5 Sano Kadib Furashadii Kabul, Waa Sidee Nidaamka Maamul Ee Afghanistan?.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: 5 Sano Kadib Furashadii Kabul, Waa Sidee Nidaamka Maamul Ee Afghanistan?.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-03-1448-Hijri.

August 27, 2026
Guddi Qiray In Madaxda Kooxda Gurguurte Ay Kufsi Iyo Anshax Xumo Ka Geystaan Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Guddi Qiray In Madaxda Kooxda Gurguurte Ay Kufsi Iyo Anshax Xumo Ka Geystaan Muqdisho.

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada