Ciidamada Mujaahidiinta, ayaa dagaallo kala hortagay ciidamo isugu jira saliibiyiin Afrikaan ah iyo maleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo baxay degmada Jannaale, dagaalka ayaana lagu jebiyay cadowga.
Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkasi ku dhaawacmay Lix askari oo Yugaandhees ah iyo Afar murtadiin ah.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta, ayaa dagaal kala horagay mleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo baxay deegaanka Mubaarak ee hoostaga degmada Awdheegle.
Dagaalkaas ayaa sidoo kale lagu jebiyay maleeshiyaadka murtadiinta, waxaana lagu dilay laba askari, halka lagu soo furtay Qori BKM iyo Qori Ak47 ah.
Sidoo kale, maleeshiyaad murtadiin ah ayaa waxay kasoo baxeen deegaanka Ceel-wareegow, ciidamada Mujaahidiinta ayaana ka hor tagay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo lagu jebiyay muratdiinta.
Waxaa jiro khasaare cadowga lagu gaarsiiyay dagaalkan.