Dagaallo dhowr jeer lagu jabiyay maleeshiyaadka Murtadiinta ayaa waxay maanta iyo shalay ka dhaceen duleedka degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, halkaas oo murtadiinta looga dilay 5 askari halka looga dhaawacay 11 kale
Dhanka kale, faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxii lala beegsaday kolanyada maleeshiyaadka murtadiinta ah ee ka baxday deegaanka Biibiga kuna sii jeeday degaanka Harboole, waxaana qaraxa ku dhintay hal murtad, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale oo midi garaab yahay.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay weerareen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee xaafadda Ceel-mashruuc ee degmada Qansaxdheere.