Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daraasad:” Iclaamka Al-Shabaab..hormuudka Saxaafadda Jihaadiga”.
  • Allposts
  • Warar

Daraasad:” Iclaamka Al-Shabaab..hormuudka Saxaafadda Jihaadiga”.

July 5, 2017

Daraasad cusub oo ay baahisay Xarunta Daraasaadka ee “THE WASHINGTON INSTITUTE FOR NEAR EAST POLICY” ayaa lagu qaadaa dhigay Jamaacaad ay ka mid ah tahay Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya iyadoona lagu qiimeeyay guluf dagaaleedka ka horjeeda iyo sida ay uga hortagayaan.

Daraasaddan oo ka koobneyd 124 bog, isla markaana guud ahaan ka hadashay Al-Qaacidda iyo faracyadeeda iyo qaabkii ay kaga badbaadeen ” Drones-ka, Kacdoonnadii Carabta iyo IS” ayaa tilmaamtay Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya in ay dhinac iska marisay taxaddiyo waaweyn oo soo wajahay, haba ugu badnaadeene dilalka hoggaamiyeyaasheeda oo uu ka mid ahaa Sheekh Abu Zubeyr.

Xarakada Al-Shabaab ayay sheegtay diraasadu in inkastoo aaney maamulin magaalooyin waaweyn sida Muqdisho, Kismaayo iyo Baydhabo, hadane ay si joogto ah saameyn ugu leeyihiin arrimaha dalka Soomaaliya.

Daraasadda ayaa xustay in Xoogaga Al-Shabaab ay si taxaddir leh u waajahaan xaaladaha la soo gudbaanaada oo xittaa ay ku jiraan isku dhacca ay kala kulmaan beelaha qaarkood ee ku sugan deegaannada ay maamulaan.

Mar ay Diraasadu soo hadal qaadday Iclaamka Xarakada Al-Shabaab ayay sheegtay in ay isu arkaan iney yihiin ” Hormuudka Saxaafadda Jihaadiga” waxaana daraasaddu ay arrinkaas ku micneysay in Iclaamka Al-Shabaab uu awood u yeeshay maareynta dhacdooyin muhiim ah sida Weerarkii Westgate iyo weerraradii cuslaa ee dhawaanahan ay la kulmayeen Ciidamada Afrikaanka ee Soomaaliya jooga.

Daraasaddan oo ay ka qeyb qaateen khubarro badan oo reer galbeed ah ayaa tiri ” Al-Shabaab oo isu arka Boqorrada Saxaafadda Jihaadiga ayaa sii wada adeegsiga xirfadahooda xagga Warbaahineed si ay u soo bandhigaan warka dhankooda” .

Marka ay timaado in lagu loollamo ka warbixinta dhacdooyinka dhexmara Al-Shabaab iyo dhinacyada ka soo horjeeda, waxey daraasaddu sheegtay warka Al-Shabaab inuu u dhigan yahay qaab aad uga macquulsan kan cadowgooda.

“Warkooda sida ay doonaan ha u dhigeene -haba leexsanaadee-, laakin waa mid fadhiya oo socon kara marka loo eego warka ay baahiyaan cadowgooda” ayay tiri diraasaddu.

Dhanka dagaalka Warbaahinta, waxey Daraasaddani sheegeysaa in ay Al-Shabaab isugu geysay qeybo kala duwan oo maqal iyo muuqaal leh kuwaas oo la fal-gala dhacdooyinka taagan, waxaana ay xuseen Idaacadda Andalus iyo Mu’assasada Al-kataib, iyagoo ku sii daray in ka sokow warbaahinadooda, ay Al-Shabaab adeegsadaan Warbaahinnada Caalamiga ah sida BBC iyo Al-Jazeera.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan Waxaan Mamnuucnay Lacagta Been Abuurka Ah.
Next: Dhageyso Dagaal Xoogan Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada