Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 22 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid oo dhawaan usoo haajiray dhanka wilaayaadka islaamiga ah, gabaygana magaciisu waa Gurmad, wuxuna ka mid yahay gabayadii uu hore u tiriyay.
kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 22,aad)