Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso: Duqeymaha Ay Kenya Ku Hayso Dadka Rayidka Ah Ma Noqon Doonaan Ciqaab La’aan [BAYAAN].
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso: Duqeymaha Ay Kenya Ku Hayso Dadka Rayidka Ah Ma Noqon Doonaan Ciqaab La’aan [BAYAAN].

June 19, 2023

Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray bayaan muhiim ah oo uu cinwaan uga dhigay “Weerarada fulaynimada ah ee ay Kenya ku hayso dadka rayidka ah ma noqon doonaan ciqaab la’aan”, kaas oo ku qoran Luuqadda Ingiriiska.

Bayaanka taliska ka kooban 2 Page waxaa uu marka hore taliska ciidanka ku bogaadiyay howlgallada ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan dhulka NFD iyo Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato.

“Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin wuxuu si weyn u bogaadiyaa howlgallada militari ee todobaadyadii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu ay ka fuliyeen dhulalka gumaysiga ku jira ee Muslimiinta Waqooyi Bari Kenya.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraro qorsheysan oo xiriir ah ku qaaday ciidamada difaaca Kenya iyo saraakiisha qeybta ka ah howlgalka guud ee ciidamada Kenya ee ku sugan magaalooyinka Mandheera, Gaarisa iyo Wajeer iyo deegaano ka tirsan gobolka xeebta ah ee Lamu.

Taliska oo sii hadlayay ayaa sheegay in weeraradaas lagu dilay ciidamo ka tirsan military-ga saliibiyiinta Kenya iyo ciidanka loo yaqaan GSU, ee ka howlgala deegaanada dhaca xadbeenaadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaaliya.

“Howlgalladan barakeysan oo kii ugu dambeeyay uu shalay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Pandanguwa iyo Witu ee gobolka Lamu ayaa waxaa ka dhashay dhimashada iyo dhaawaca tobanaan askari oo ka tirsana ciidamada KDF iyo kuwa loo yaqaano GSU, waxaana sidoo kale lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo kuwa gaashaaman ee ciidamada lagu daabulo. Mahad oo dhan Allaah ayay u sugnaatay.” Ayaa lagu yiri byaanka.

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu yiri “Taliska ciidamadu wuxuu bogaadinayaa dadaallada ay Mujaahidiintu ku beegsanayaan ciidamada cadowga, wuxuuna mahad-celin u jeedinayaa dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka qeyb qaatay sahminta, diyaarinta, qorsheynta iyo fulinta weeraradaas”.

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in in militaryga Kenya iyagoo ka jawaabaya weeraradaas lagu laayey ciidankooda ay si fuleynimo ah u beegsadeen dadka rayidka ah, ee kunool magaalooyinka Jilib, Saakow iyo Salagle ee wilaayada Jubbooyinka.

“Halkii ay ahayd inay iska dhiciyaan mujaahidiinta kula dagaalamaya furimaha dagaalka ee gudaha dhulalka ay xoogga ku haystaan, waxay ciidamada fulayada ah ee saliibiyiinta ah bilaabeen inay beegsadaan shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalooyinka Jilib, Saakow iyo Salagle ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka, kuna burburiyaan hanti iyo kaabayaal dhaqaale. Qaar badan oo ka mid ah dhibanayaasha duqeymahaas fuleynimada ah waa haween iyo caruur” ayaa lagu yiri bayaanka.

Bayaanka oo sii socda ayaa markale lagu yiri “Weerarada ka dhanka ah Muslimiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa qayb ka ah jariimooyinka ay gaalada Kenya kula kacayaan shacabka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed. Ciidamada Kenya ayaa caado ka dhigtay inay si bareer ah u bahdilaan, tacadiyo iyo dilal bareer ahna u geystaan dadka muslimiinta ah ee birimagaydada ah, waxaana xasuuqyadii ay kumanaanka Muslimiinta ah ugu geysteen Isiyeeloow, Gaarisa iyo Wagaala ay cadeyn u yihiin wuxuushnimadooda.”.

Ugu dambeyntii taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa u tacsiyeeyey ehellada iyo qaraabada dadkii ku shahiiday duqeymihii dhawaan ka dhacay Jilib, Saakow iyo Salagle, wuxuuna taliska ku goodiyay in weerarada xagga cirka ah ee ay dowladda Kenya ka geysaneyso koonfurta Soomaaliya aysan noqon doonin ciqaab la’aan, islamarkaana ay ka bixin doonto jawaab degdeg ah.

Bayaanka waxaa lagu yiri: “Saliibiyiinta Kenya waa in ay ogaadaan in weerarada aan loo meel dayin ee ay ku hayaan haweenka iyo carruurta birimagaydada ah ee Wilaayaatka Islaamiga ah aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dagaalka ay ku Mujaahidiintu kula jiraan, sidoo kalena aysan baajin doonin weerarada ka dhanka ah ciidamada Kenya. Taliska ciidamada Mujaahidiintu wuxuu u xaqiijinayaa saliibiyiinta Kenya in weerarada aan loo meel dayin ee ka dhanka ah muslimiinta aysan noqon doonin kuwo ciqaab la’aan ah, waxayna Mujaahidiintu wacad ku marayaan inay falalkaas wuxuushnimo ka bixin doonaan jawaab ku haboon oo degdeg ah”

Halkan Ka Degso Bayaanka Taliska Oo PDF Ah.

Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Taliska Ciidanka.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/06/Bayaanka-Taliska.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo+Dhagaysi: Ciidanka Uganda Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Golweyn.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-12-1444 Hijri.

Related Stories

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada