Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Guudlaawe Oo Qiray In 300 Looga Dilay Howlgal Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Guudlaawe Oo Qiray In 300 Looga Dilay Howlgal Ka Dhacay Sh/dhexe.

December 10, 2022

Iyadoo ay Mujaahidiintu sii kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ah ee Hirshabeelle ee ka socda deegaannada uu ka arrimiyo maamulkan, ayuu qiraalkii ugu horreeyay sameeyay murtad Cali Guudlaawe oo ah madaxa maamulkaas.

Isagoo la hadlayay maleeshiyaad murtadiin ah, ayuu murtad Cali Guudlaawe sheegay in askar iyo saraakiil badan looga laayay howlgal fariid ah oo ay Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaan ka tirsan wilaayada Sh/dhexe.

Weerarkaan oo uu sheegay in uu ka dhacay meel dhowr KM u jirta degmada Balcad ee Sh/dhexe ayuu murtad Gudlaawe sheegay, in looga dilay 300 oo murtadiin ah oo isugu jiray xildhibaanno, Saraakiil ciidan, iyo maleeshiyaad ka tirsanaa maamulkiisa.

Qiraalkan naadirka ah ee kasoo yeeray madaxa maamulka ashahaada la dirirka ah ee Hirshabeelle, oo si guud looga bartay inay qariyaan khasaaraha dagaal ee kasoo gaaro furimaha, ayaa kusoo beegmaya xilli ciidamada Mujaahidiinta ee ku jilba xiran furimaha dagaal ee wilaayaadka islaamiga ah ee Hiiraan iyo Sh/dhexe ay bilooyinkii lasoo dhaafay xoojiyeen weerarada ka dhankah maleeshiyaadka maamulkan, iyagoo cagta mariyay saldhigyo ciidan, fariisimo iyo xarumaha maamulkan Riddada ah ee Hirshabeelle.

Halkan Ka Dhagayso Qirashada Murtad Guudlaawe.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2022/12/Qiraalka-Muratd-Guudlaawe.mp3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-05-1444 Hijri.
Next: Howlgallo Askar Lagu Dilay Gaarina Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-05-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-05-1448-Hijri.

October 25, 2026
Yahuudda Oo La Sheegay In Sababta Ay U Furi La’dahay Safaaraddeeda Hargaysa Tahay Cabsi Ay Ka Qabto XMSH.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo La Sheegay In Sababta Ay U Furi La’dahay Safaaraddeeda Hargaysa Tahay Cabsi Ay Ka Qabto XMSH.

October 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri

October 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada