Kulan lagu bogaadinayey guulihii ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Hiiraan ka gaareen dagaalkii Teedaan ayaa ka dhacay wilaayada islaamiga Sh/dhexe, Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba-ku-Tukade oo shir gudoominayey kulanka ayaa halkaas kalmad ka jeediyey.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Uu Kulanka Ka Jeediyay Sh Yuusuf Sh Ciise Sh Axmed Sh Kabo Kudukade.