Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sh. Xassan Yacquub “Afarta Sano Ee U Harsan Murtad Farmaajo Waa Inoo Dagaal.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sh. Xassan Yacquub “Afarta Sano Ee U Harsan Murtad Farmaajo Waa Inoo Dagaal.

February 19, 2017

Sh Xasan Yacquub Cali 1438Markii ugu horraysay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saartay Doorashada Max’med Cabdullaahi Farmaajo loo doortay madaxweynaha dowlada Federaalka.

Sheekh Xasan Yacquub Cali oo kamid ah Mas’uuliyiinta Al Shabaab ayaa sheegay in Farmaajo uu lamid yahay hoggaamiyaashii horay usoo maray dowladda Federaalka islamarkaana uuba ka daranyahay marka loo eego in uu yahay muwaadin Mareykan ah islamarkaana reer galbeedku ay dibadda kusoo tababareen si uu cadowga ugu gacan geliyo dhulka soomaaliyeed.

“Annagu Haddaan muslimiin nahay waxaan leenahay Miizaan ama halbeeg aan wax ku cabirno, qof kasta oo khilaafa halbeegaasi shareecada islaamku jidaysay buudka ayaa lagula tumanayaan waana lala dirirayaa” ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub.

Al Shabaab waxay ka dhawaajisay in Farmaajo uu waxyaaba badan uga khatar badanyahay madaxweynayaashii Soomaaliya soo maray marka loo eego dhanka dhaqanka iyo diin naceybka.

“Farmaajo kufri iyo gaalnimo ayuu wadaa isaga ayaana ka shar badan kuwii hore oo dhihi jiray waxaan ka shaqeynaynaa danta dalka dadka iyo diinta, balse Farmaajo Tabeelihiisa waxaa ugu qoran danta dalka iyo dadka  wuxuu yiri wax diin layiraahdo iga fogeeya” Sheekh Xasan Yacquub.

Mas’uulkan u hadlay Xarakada Al Shabaab ayaa carrabka ku adkeeyay in ay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan DF-ka iyo ciidamada shisheeye isagoona shacabka Soomaalida uga digay in ay ku dagmaan dhagaraha cusub ee Farmaajo adeegsanayo isagoo carabaabay in iskusoo baxyadii Farmaajo lagu taageerayay ee Muqdisho ka dhacay ay soo abaabuleen NGO-yo dhaqaale lagusiiyay buun buuninta mashruuciisii cusub.

“waxaan rabnaa in aan sheegno.. muslimiintu waa in aysan ku kadsoomin waa in ay ogaadaan in waxaan isbedelaya yihiin gaal degaya iyo gaal imaanaya, waa gaal degaya oo gaal kale oo kasii daran lagu bedelayo..mid kaafir ah ayaa imaanaya afar sano ayuu joogaa waxaa imaanaya kaafir kale oo kasii daran ayaa la keenayaa hadda midka ugu dambeeyay oo gaaladu ay keeneen midka ugu sharta badan weeye” ayuu hadalkiisa sii raaciyay sheekh Xassan Yacquub.

Wuxuu tusaale usoo qaatay in Gole ay leeyihiin Soomaalida kirishtaanka ay si diirran usoo dhoweeyeen dowladda Farmaajo arrinkaasi oo aan horay u dhicin.

Xarakada Al Shabaab waxay shacabka Soomaaliyeed uga digtay in ay ku kadsoomaan maamulka Farmaajo ee u caysan Itoobiya iyo reergalbeedka.

Sheekh Xassan Yacquub wuxuu sheegay in xilligii Shariif Sh.Axmed xukunka qabtay ay ku dagmeen qabiillada qaar sida Jufada Agoonyar Abgaal oo dagaal aan dantooda aheyn la geliyay islamarkaana 4,000 oo wiil dagaallada looga dilay.

Sidaas si lamid ah Xassan Gurguurte ayaa isku dayayay in uu dagaalka geliyay beesha Waceysle Abgaal ee uu ka dhashay balse markii Itoobiyaanku Galguduud geeyeen maleeshiyaadkii lasoo khalday dagaal kadib ayay isdaba qabteen oo ay ka joogsadeen in ay xaabo unoqdaan mashruuc shakhsiyadeed oo cadowgu gadaal kasoo riixayay.

“Afar sano oo Farmaajo u dhiman  yaan lagu halgaasamin, cid allaale ciddii Farjaamo raacda waa lalaynayaa, qabiilkii Farmaajo raaca ama ciddii dana kale ku raacda waa lalaynayaa, mujaahidiintu waa idiin digayaan Nin kuu digay kumuu dilin” ayuu markale yiri Sheekh Xassan Yacquub.

Mas’uulkan ayaa soo hadal qaaday in Farmaajo uusan aheyn muwaadin soomaaliyeed balse uu yahay muwaadin Mareykan ah wuxuuna ku celceliyay in Farmaajo uu yahay midka ugu sharta badan dhanka akhlaaqda iyo diinta marka loo eego hoggaamiyaashii Dowladda Federaalka soo maray.

Xarakada ayaa soo sardisay khaladaadkii ugu horreeyay ee uu Farmaajo ku dhaqaaqay sida kulamadii uu layeeshay Jeneraal Gabre madaxa sirdoonka Itoobiya ee Soomaaliya ,safiirka Turkiga ee Muqdisho  iyo safiirka Mareykanka iyo hadalkiisi ahaa in ciidamada AMISOM ay dalka sii joogayaan inta laga dhisayo ciidan Soomaaliyeed!.

Ugu Dambeyn Xarakada Al Shabaab waxay si cad u sheegtay in Farmaajo ay kula tacaamulayso sidii ay ula tacaamushay dowladihii ay madaxda ka ahaayeen C/llaahi Yuusuf, Shariif  Sheekh Axmed iyo Xasan Gurguurte.

Halkaan ka degso Kalimadda Sh.Xassan Yacquub ee arrinta Farmaajo MP3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Gaadiid Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Gobalka Kaabul.
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigyada Ciidamada Puntland.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada