Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacziyeeyay Dadkii Ciidamada Mareykanka Ku Xasuuqeen Bariire.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacziyeeyay Dadkii Ciidamada Mareykanka Ku Xasuuqeen Bariire.

August 26, 2017

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab ayaa ka hadashay falkii gumaadka ahaa ee ay habeenkii Jimcaha Mareykanku ka geysteen degaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose kuna gumaadeen ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan caruur yar yar.

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Abuu Usaama oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu ugu horreyn tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada dadkii ay Mareykanku gumaadeen iyo guud ahaan dadka muslimiinta ah ee ka xanuunsan dhacdadan foosha xun.

Tacsi kadib waxa uu Sheekhu ka dhawaajiyay in gumaadku shacabka Soomaaliyeed uu ahaa mid muddo sannado ah soo jiitamayay laakin waxa hadda cusub ay yihiin in lasii laba jibaaray iyo dowlad markii shacab la laayaba ku tilmaameysa in Al-Shabaab la laayay soona dhaweeneyso.

Sheekh Abuu Usaama wuxuu wax laga yaq-yaqsoodo ku tilmaamay wararkii dowladda kasoo baxay ee ku aadanaa qadiyaddan Bariire, gaar ahaan war-saxaafadeedkii Injineer Yariisow kasoo baxay ee lagu sheegayay in weerarkii Bariire lagu laayay rag Shabaab ah iyo sida ay taliyaashii war-saxaafadeedka ku jiray markii dambe u inkireen warka DF una sheegeen in dadka la gumaaday ay yihiin marras aan waxba galabsan, arrintanna waxay ku dhacday sida uu waaliga sheegay kadib markii dhacdadu qarsoomi weysay meydadkiina la geeyay magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyntii waxa uu mar kale u tacsiyeeyay ehelada dadkii sida gardarrada ah lagu dilay, wuxuuna guud ahaan ummada u dardaarmay in laga dhiidhiyo dhiigga dadka Muslimka Abriyada ah ee maalin walba sida uu kibirka iyo jees-jeeska ku dheehan yahay loo daadinayo, waxaana uu u mahad celiyay dhammaan dadkii arrintan ka dhiidhiyay islamarkaana dibad-baxyada ka dhigay duleedka Muqdisho.

Halkan Ka Degso Wareysiga Waaliga Shabeelaha Hoose Sh/Abu Usaama

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaarad Mareykanka Uga Burburtay Dalka Yemen.
Next: Kheyre Oo Wasiiradiisa Ka Mamnuucay Isticmaalka Baraha Bulshada.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.

April 28, 2026
Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada