Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Degmo Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Degmo Muhiim Ah.

April 30, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in guud ahaan dalkaasi si toos ah kaga bilowdeen howlgalada Al-mansuuriyah oo ah xamlo dagaaleed Labo maalin ka hor ay ku dhawaaqday Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan.

Xamladaan waxey si toos ah kaga bilaabatay degmooyinka deegaanada iyo guud ahaan wilaayaatka dalka Afghanistan’iyadoona ciidamada Mujaahidiinta ay si toos ah u beegsanayaan difaacyada iyo saldhigyada maamulka gaala raaca Kaabul iyo kuwa Kufaarta Mareykanka gaalada NATO ee duelaanka ku jooga dalkaasi.

Gobalada sida tooska ah xamlo dagaaleedkan kaga bilaabatay waxaa ka mid ah Kaabul,Qanadahaar,Qunduuz,Helmand,Nangahaar,Badkhashaan’Balkh,Baglan,Marwan-wordk,Hirat,Baktiya iyo gobalo kale oo tirsan dalkaasi.

Xamladan Al-mansuuriyah oo hadda socota Labo maalin ayaa Allaah fadhligiisa waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga soo hooyeen guulo waaweyn oo si aad ah looga hadal hayo Afghanistan iyo guud ahaan caalamka.

Guulaha hordhaca ah waxaa ka mid ah in ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmo istiraatiiji ah oo dhacda Waqooy Bari ee dalka Afghanistan.

Degmada Zebak oo ka tirsan Wilaayada Badkhashan waxaa saacada ka hor si buuxda ula wareegay ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga iyagoona cagta mariyay maleeshiyaatkii maamulka Kaabul ee ku sugnaay degmadaasi.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Raayada Towxiidka ka taagay magaalada’waxeyna gacanta ku dhigeen keyd hub ah iyo gaadiid dagaal oo isugu jira Todobo gaari oo noocyada gaashaaman ah iyo Toban gaari oo kuwa Booliska ah iyo hal gaari caafimaad oo ay lahaayeen maleeshiyaatka Kaabul.

Sidoo kale dagaalkaasi waxaa lagu dilay Lix iyo Toban askari oo ka tirsan maleeshiyaatka daba dhilifka Kaabul’iyadoona gabi ahaan maleeshiyaatka Ashraf Cali Gani ee ku sugnaay degmada ay cagaha wax ka dayeen.

Degmadan hadda soo gashay gacanta Mujaahidiinta waxey fursad weyn u noqotay degmada Wardooj oo  kal hor soo gashay gacanta Mujaahidiinta iyadoona sidoo kale wadada isku xirta labadaasi degmo ay si toos ah umaamulayaan Mujaahidiinta.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Halkan Ka Akhriso Warbixinta Webseydka Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Shisheeyaha Lala Beegsaday.
Next: Dhageyso Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Bakool.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada