Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Sawiro+Akhriso Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Duleedka Kismaayo Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Sawiro+Akhriso Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Duleedka Kismaayo Ka Dhacay.

August 1, 2017

Shabakad caan ah oo ka mid ah warbaahinada dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Askari dhowr ah oo American ah iyo kuwa Kenyan loo maleynayo in ay ku dhinteen weerar dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku beegsadeen ciidamo huwan ah oo ku sugnaa duleedka Magaalada Kismaayo.

Shabakadan oo lagu magacaabo TUKO ayaa sidoo kale baahisay muuqaallada Burbur xoogan oo soo gaaray Kolonyada la weeraray oo ka koobnaa Mareykanka, Kenyaati iyo Soomaali.

“Dhowr Askari oo Mareykan ah iyo Kuwa Kenyan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen weerar dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen Kolonyadooda” ayay tiri Shabakadan.

Waxay sheegtay in weerarka uu yimid kadib markii qarax aad u xoogan lala eegtay gaadiid ay la socdeen ciidamo American ah iyo kuwa Kenyan ah xilli ay marayeen deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo.

Yoontooy ayaa qiyaas ahaantii 25 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

“Kolonyada waxaa lagu beegsaday meel 25km dhanka waqooyi kaga beegan Kismaayo, Waxaana sawirro aan helnay ay Muujinayaa gaari kuwa Militariga ah oo laba u kala go’ay ka dib markii lala eegtay qarax aad u xoogan” ayay tiri Shabakadda.

illaa iyo hadda ma jiro wax war rasmi ah oo ka soo baxay dowladaha Kenya iyo Mareykanka ah oo ku saabsan qasaaraha ka soo gaaray weerarkaas oo dhacay Jimcihii la soo dhaafay oo taariikhdu ku beegneyd July 28.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas, waxaana war laga baahiyey Idaacadda Andalus Jimcihii la soo dhaafay lagu sheegay in qaraxa lala eegtay Kolonyo ciidamo isbaheysi ah oo isugu jira Mareykanka iyo Afrikaan ah oo falal arbushaad ah ka geysanayey deegaanada dhaca duleedka Kismaayo.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Hoos Ka Daawo Sawirada Mid Ka Mid Ah Gaadiidka Burburay

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Gaari Ciidan Lagu Burburiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Sarkaal Ka Tirsan Gudiga Doorashooyinka Kenya Oo La Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Dulxijah-1447-Hijri

June 15, 2026
Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada