Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dibad-baxyo Looga Soo Horjeedo Tacaddiyada Dowladda Kenya Oo Ka Socda Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Dibad-baxyo Looga Soo Horjeedo Tacaddiyada Dowladda Kenya Oo Ka Socda Nairobi.

June 25, 2025

Kumanaan dibad-baxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka waaweyn ee Kenya, kuwaas oo kasoo hor-jeeda musuqmaasuqa, sare u kaca maciishada iyo tacaddiyada joogtada ah ee dilku ka mid yahay ee ciidanka boolisku ay ku hayaan dadka rayidka ah.

Waaberigii saaka, ciidanka booliisku waxay xireen waddooyinka waaweyn ee gala xarunta ganacsiga ee caasimadda, halka dhismayaasha dowladdana lagu xiray silig ama Taar-yahuudiga sida ay dadka qaar u yaqaanaan.

Bannaanbaxyadan oo sidoo kale salka ku haya qof shacab ah oo dhawaan ciidanka boolisku ay si bareer ah ugu dhex dileen xabsiga ayaa dhanka kalena lagu soo aadiyey sannad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay dibad-baxyadii ka dhanka ahaa dowladda ee looga soo horjeeday kor-u-qaadista cashuuraha oo ay ku dhinteen ugu yaraan 60 qof, 20 kalena ilaa hadda lagu la’yahay.

Saraakiisha booliiska oo xirnaa qalabka ka hortagga mudaharaadka ayaa xadidayay gaadiidka waddooyinka badankood ee u dhow bartamaha ganacsiga Nairobi, sida ay soo tebiyeen qaybo ka mida warbaahintu.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa shalay qoraal ku soo dhigtay barteeda X, waxay digniin u dirtay mudaharaadayaasha iyadoo ugu baaqday in aanay gelin xarumaha dowladda. Iyadoo sidoo kalena isla shalay ay digniin arrintan ku saabsan soo saareen safaaradaha Maraykanka, Ingiriiska, Kanada, iyo dalalka Galbeedka.

Labo sarkaal oo booliis ah ayaa toddobaadkii hore xabsiga loo taxaabay kadib rasaas lagu furay qof rayid ah oo aan hubaysanayn intii lagu jiray mudaharaad Nairobi ka dhacay oo ku saabsanaa dhimashada nin lagu magacaabi jiray Ojwang, oo ahaa macalin baraha bulshada wax ku qori jiray.

Taliyaha booliiska Kenya ayaa markii hore tilmaamay in Ojwang is-dilay balse markii dambe raaligelin ka bixiyay kaddib markii baaritaan lagu ogaaday in dhaawacyadiisu yihiin kuwo lagu dhaawacay.

Madaxweynaha Kenya Gaal William Ruto ayaa qiray falkaasi, waxaanu sheegay in Ojwang uu ku dhintay gacanta booliiska.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-12-1446 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada