Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dibadbax Ka Dhan Ah Amar Gabdhaha Muslimaadka Xijaabka Loogu Diiday Oo Ka Dhacay Tigray.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbax Ka Dhan Ah Amar Gabdhaha Muslimaadka Xijaabka Loogu Diiday Oo Ka Dhacay Tigray.

December 28, 2024

Bannaanbaxyadan waxay shalay ka dhaceen magaalada Axum ee ka tirsan ismaamulka Tigray, halkaas oo ay isugu soo baxeen ardayda muslimaadka ah ee wax ka dhigta madaarista kuyaal magaaladaasi.

Ardayda ayaa iyaga oo ka caraysan amarka loogu diiday xijaabka waxay isku soo baxyo ka sameeyeen magaalada Axum, waxaanay sheegeen in lagu amray oo loo diiday inaysan xijaabka ku iman karin goobaha waxbarashada, taasi oo ay ku tilmaameen xadgudub iyo faquuq ka dhan ah haweenka muslimaadka.

Ardayda isku soo baxyada sameeyay waxaa xitaa loo diiday inay warbaahinta si toos ah ula hadlaan, mid ka mida gabdhaha muslimaadka oo si hoose ula hadashay Addis Standard, ayaa sheegtay in maamullada iskuulladu bilaabeen muddo hadda laga joogo laba toddobaad in ardayda muslimaadka ah laga mamnuuco xirashada xijaabka.

“Iskuulladu waxay diidayaan xuquuqdeena waxbarasho, sababtoo ah waxaan xiranaa xijaabka, kaas oo ay ina farayso diinteena, Xitaa waxa aan codsanay inaan xiranno xijaab u dhigma midabka Unifoomka, laakiin way inaga diideen inay sidoo kale ogolaadaan.”, waxaa sidaas Addis u sheegtay mid ka mid ah gabdhaha muslimaadka ah.

Madaxa xafiiska arimaha Islaamka ee mandiqadda Dhexe, Getu Kassay, ayaa sheegay in xafiiskiisu isku dayay xallinta go’aankaan ka dhanka ah gabdhaha muslimaadka ah, wuxuu sheegay in qorshuhu uu soo billowday laba bilood ka hor, balse ay kolkaas xalliyeen, kaddib markii ay fariin u direen xafiiska kale ee waxbarashada, 2 toddobaad ka horna markale ka war heleen in gabdhaha loo diiday xirashada xijaabka.

10kii Oktoobar, 2024, ayay ahayd markii xafiiskan uu soo saaray warqad uu maamullada dugsiyada ugu boorinayo inay ixtiraamaan xuquuqda gabdhaha muslimaadka ah, isagoo intaas ku daray in xirashada xijaabka tahay waajib diini ah, waxay sidoo kale sheegeen in mamnuuciddan ay saameynayso ilaa afar dugsi sare, kuwaas oo kala ah Woree, Kindeya, Adebabay, iyo sidoo kale Messenado iyo ku dhawaad 140 arday, oo ay ku jiraan ardayda fasalka 12-aad, kuwaas ooh adda loo diiday in ay galaan imtixaanada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Qaybta 4-aad Taxanaha “Geedigii Gurguurte_Guul Mise Gebidhacleyn”.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-11-1447-Hijri.

April 25, 2026
Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Paistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Paistan.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 08-Dul-qicdah-1447-Hijri.

April 24, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada