Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Digniin Laga Soo Saaray Dagaalka Dib Uga Qarxay Galbeedka Gobolka Tigrey Ee Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Digniin Laga Soo Saaray Dagaalka Dib Uga Qarxay Galbeedka Gobolka Tigrey Ee Itoobiya.

August 4, 2026

Urur-gaalleedka caalamiga ah ee sheegta inuu ka shaqeeyo waxa loogu yeero Xuquuqul Aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saaray digniin culus oo ku saabsan dagaallada dib uga qarxay qaybo ka mida galbeedka gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya.

Dagaalladan cusub ayay hey’addu sheegtay in khatar weyn ay gelinayaan dadka rayidka ah, xilli  bulshooyinka ku dhaqan gobolka Tigrey ay weli la tacaalayaan saamaynta xasuuqyadii dhacay intii uu socday dagaalkii 2020–2022.

Amnesty waxay ka dhawaajisay in colaadda cusub ay keeni karto xadgudubyo hor leh oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, xilli weli caddaalad aan loo helin ayay tiri, dhibaatadii hore.

Ururku wuxuu ku baaqay in dib loo soo celiyo hababkii caalamiga ahaa ee baaritaanka waxa loogu yeero xuquuqda aadanaha, ka dib markii dowladda Xabashida Itoobiya ay joojisay wadashaqayntii kala dhaxaysay guddiyada ururka gaallada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.

Sidoo kale ururku, wuxuu sheegay in maamulka TPLF haatan ka arrimiya gobolka Tigray uu labadii bilood ee u dambeeyay kordhiyay cadaadiska uu ku hayo rayidka isla markaana uu bilaabay in si qasab ah uu ku askariyeeyo dadka shacabka ah.

Warbixintu waxay xustay in gobolkan ay horey uga dhaceen xadgudubyo baahsan oo ay geysteen ciidamada federaalka Itoobiya, kuwa Ereteriya, iyo xoogagga Tigray intii u dhaxaysay 2020 ilaa 2022, kuwaas oo loo aqoonsaday dembiyo dagaal.

Sabtidii lasoo dhaafay ayay ahayd markii dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu ciidanka Xabashida Itoobiya iyo jabhadda TPLF ku dhex-maray galbeedka gobolka Tigrey, gaar ahaan deggaanno ku dhow xad-beenaadka Suudaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Safar-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-02-1448 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-04-1448-Hijri

September 20, 2026
Suuqyada Afgooye Oo Xirmay Iyo Boob Dhuleed Oo Socda.
  • Allposts
  • Warar

Suuqyada Afgooye Oo Xirmay Iyo Boob Dhuleed Oo Socda.

September 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-04-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-04-1448 Hijri.

September 20, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada