Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Mareykanka Oo Dad Beeraley Ah Ku Dilay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Mareykanka Oo Dad Beeraley Ah Ku Dilay Sh/hoose.

November 12, 2017

Wararka ka imaanaya deegaanka Daaru-Salaam ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa xaqiijinaya in diyaaradaha Maraykanka habeenkii xalay duqeymo ka geysteen deegaankaas, halkaas oo ay deganyihiin dad shacab ah.

Diyaaradaha Maraykanka ayaa dhowr Gantaal waxay ku dhufteen dad Beeralay ah oo xilligaas ku sugnaa beerahooda, waxaana la xaqiijiyay iney geeriyoodeen illaa iyo 3 Ruux oo kamid ah dadka deegaanka Daaru-Salaam.

Lama oga sababta ku riixeysa Maraykanka inuu dadka shacabka si indha la’aan ah u beegsado, balse waxaa soo kordhayay bilooyinkii dambe in ciidamada Maraykanka iyo diyaaradaha ay adeegsadaanba ay si bareer ah u laayaan dadka Soomaaliyeed.

Waxaa dad badan ay xasuusanayaan xasuuqii ciidamo Maraykan ah deegaanka Bariire ugu geysteen beeralay Soomaaliyeed, iyagoona halkaas ku dilay inkabadan 10 Ruux.

Deegaanka Daaru-Salaam ayaa 5-tii bishii May ee sanadkan wuxuu marti geliyay weerar xoogan oo lagala hortagay ciidamo Maraykan ah oo kusoo xadgudbay deegaanka, iyadoona Maraykanku qirtey in halkaas looga dilay Askari Ameerikaan ah oo kasoo shaqeeyey dalalka Afqaanistaan iyo Ciraaq.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maxaa Ka Jira Degmada Jilib Ee Jubooyinka+Been Abuurka Waziirka Warfaafinta.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Askar Looga Dilay Maamulka Shariif Sakiin.

Related Stories

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

August 26, 2026
3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).
  • Allposts
  • Warar

3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).

August 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada