Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dolarkii Lagu Laaluushay Xildhibaanada Miyaa Suuqa Khalkhaliyay Mise?!
  • Allposts
  • Warar

Dolarkii Lagu Laaluushay Xildhibaanada Miyaa Suuqa Khalkhaliyay Mise?!

February 11, 2017

maqaal3Kadib markii uu dhammaaday loolankii loogu jiray ninka noqonaya madaxwaynaha Soomaaliya ayaa waxa suuqyada Muqdisho qarqiyay malaayiin dolar oo lagu soo furay suuqyada magaalada Muqdisho, kuwaasi oo qiimihii dolarka dhulka galiyay isla markaana waxa khalkhal uu ku yimid ganacsigii magaalada.

Lacagta lagu laaluushay xildhibaanada iyo dadka ololaha la waday Musharixiinta ayaa waxa lagu qiyaasay inay ka badnayd boqol Malyan oo dolar. ($100,000,000) sababtoo ah musharixiintu aadbay u badnaayeen, Xildhibaanaduna aadbay u badnaayeen, qiimaha ugu yar ee xildhibaanada la kala siisanayay waxa lagu sheegay konton kun. ($50,000) waxa kale oo dhacday in xildhibaanada qaar ay dhowr musharax lacag ka qaateen.

In lacag la kala qaatay oo malaaayiin dolar la kala qaatay ma ahayn wax suuq madow ah ee waxay ahayd wax hotelada waawayn lagu bixinayay, gudidii loo xilsaarayna way caddeeyeen arrintaas, waxa kale oo lacagtaasi inbadan oo ka mid ah laga soo daldalay maamul goboleedyada sida puntland iyo konfurgalbeed oo madaxwaynayaashooodu rag gaar ah wateen, sidoo kale lacagta waxa bixinayay dowlado iyo hay’ado dan gaar ah ka leh Soomaaliya.

Tusaale ahaan Madaxwaynaha la doortay ee Farmaajo oo bulshada Soomaaliyeed aaminsantahay inaanu laaluus badan bixin, warbixinada hadda la helay waxay sheegayaan in dowladda Qadar ay lacag badan ku bixisay sidii uu usoo bixi lahaa Farmaajo, Sidoo kale Sirdoonka Maraykanka oo Farmaajo ay aad isugu fiicanyihiin ayaa isaguna lacag fiican bixiyay isagoo soo adeegsaday dowladda Qadar.

Hadaba dolarka xadigaas tiradiisu dhantahay intiisa badan wuxuu soo galay suuqyada magaalada Muqdisho oo an xamili karin dolar intaasi leeg, waxana hal mar dhulka tagay qiimihii dolarka, dolarka qiimihiisu inuu dhaco dhan marka laga fiiriyo way fiicantahay oo waa lacag Maraykan leeyahay, hase ahaatee dolarku sannadihii ugu dambeeyay wuxuu noqday lacagta koowaad ee Soomaalida, qof kasta biilkiisu wuxuu ugu jiray mobilka iyadoo dolar ah ama ha u yaraato ama ha u badnaato, waxa dhacday in dolarkiina dhulka galay qiimihii alaabtuna halkiisii ahaado, ganacsatada qaar waxay sameeyeen alaabtii dolarka ay ku gadayeen in ay qaaliyeeyaan.

Waxa kale oo is waydiin leh Duufaantan dolarka ah haddii ay dhammaato, qiimaha dolarku sidiisa ma sii ahaan doonaa mise halkiisii ayuu ku laaban doonaa, waa su’aasha la is waydiinayo, waana sababta ganacsatadu alaabta u rakhiisin wayday.

Waxan maqli jiray magaalada Xarardheere markii burcad badeedku ka talinayeen waxay ka nolol qaalisnayd magaalooyinka kale oo dhan, sababtoo ah waxay isticmaalayeen malaayiin lacag ah oo aysan iyagu shaqaysan, waxana u fududayd in lacag  kasta oo loo sheego alaabta ay ku gataan, taasi mid la mid ah ayaa maanta Muqdisho ka jirta oo xildhibaanadii waxay heleen lacag aysan shaqaysan, markaasaa waxay nolosha ku qaaliyeynayaan dadkii masaakiinta ahaa ee Muqdisho joogay.

Waxa kale oo xusid mudan in lacagta xadigaas leeg haddii lagu taakulayn lahaa dadka abaaraysan in ay ku filnaan lahayd raashinkooda iyo biyahooda dhowr bilood inta guga laga gaarayo, hase yeeshee waxa ceeb ah in waxaasoo lacag ah xaaraan lagu bixiyay, hadana tuugsi loo aadayo wadamada caalamka oo la leeyahay gaajo iyo abaarbaa na haysa.

Qoraha maqaalka

Sheekh Axmed-Aalasheekh

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Mu’asasada Al-kataa’ib Oo Soo Saartay Cadadkii 8-aad Ee Majaladda Gaidi Mataani.
Next: Dagaal Gaadiid Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada