Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Japan Oo Si Kulul Uga Hadashay Gantaal Ay Tijaabisay Waqooyga Kuuriya.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Japan Oo Si Kulul Uga Hadashay Gantaal Ay Tijaabisay Waqooyga Kuuriya.

August 29, 2017

Dowladda shuuciyadda Waqooyiga Kuuriya ayaa ku dhawaaqday in ay tijaabisay Gantaal Casri ah oo ah nuuca isaga kala goosha qaaradaha.

Gantaalka oo  ballistic ah ayaa dul maray hawada wadanka Japan kadibna wuxuu ku dhacay badda waqooyi ee wadanka Japan sida ay sheegeen mas’uuliyiin ku sugan magaalada Tokiyo caasimada Japan.

Telefeshinka rasmiga ah ee dowladda waqooyi Kuuriya ayaa baahiyay muuqaal kooban oo muujinaya tijaabadii ugu horreysay ee gantaalka saacado yar kadib markii ay dhacday tijaabadaasi guuleysatay.

R/wasaaraha Japan Ninka lagu magacaabo  Shinzo Abe ayaa si kulul uga hadlay  gantaalka cusub ee xeebaha wadankiisa lagu tijaaniyay, Japan waxay sheegtay in tani ay halis gelinayso muwaadiniinta ku dhaqan jaziiradaha waqooyiga.

Kulan degdeg ah oo ay yeesheen golaha wasiirrada Japan ayay ku muujiyeen walaaca ay ka qabaan gantaalada kusoo dhacay badda wadankaas, Raadiyaha iyo Telefeshinka Japan ayaa baahiyay in qalabka digniinta bixiya uu soo gudbiyay in saaruukh kusoo wajahanyahay  hawada wadanka balse difaaca cirka Japan kuma guuleysan in gantaalka uu hawada ku burburiyo.

Waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa lafilayaa in shir degdeg ah ka yeeshaan horumarka dhanka hubka ah ee ay ku tallaabsatay waqooyiga Kuuriya oo murun uu kala dhaxeeyo dowladaha reergalbeedka iyo xulufada Mareykanka ee gacanka Kuuriya.

Wasaaradda Difaaca dowladda Mareykanka oo iyana ka jawaabtay gantaalka ay Kuuriyada waqooyi u ridday dhanka Japan ayaa sheegtay in uusan wax halis ah ku aheyn amniga Mandiqadda islamarkaana ay waddo baaritaanno ku aaddan waxa dhacay.

Donald Trump Hoggamiyaha Cunsuriga Mareykanka ayaa horraantii bishaan sheegay in jawaab kulul ay ka bixin doonaan haddii waqooyiga Kuuriya ay duqeyso Jaziiradda Gawaam ee dalka Mareykanka wuxuuna Trump ka digay in uu dhici doono dagaal hubka Niyugleerka laysku adeegsado.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ciidamada Kenya Lagula Beegsaday Degmada Baardheere.
Next: Qarax Shisheeyaha Looga Gubay Gaari Taw Ah.

Related Stories

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada