Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Uganda Oo Ka Hadashay Askarigii Yugandheyska Ee Shabaabul Mujaahidiin Ay Toogteen.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Uganda Oo Ka Hadashay Askarigii Yugandheyska Ee Shabaabul Mujaahidiin Ay Toogteen.

January 22, 2017

vlcsnap-2017-01-18-10h03m13s31Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay aqoonsatay Askari Yugaandhees ah oo todobaadkii la soo dhaafay ay Khaarijisay Xarakada Al-Shabaab, kaas oo muddo ka badan hal sano ku jiray Jeelka Mujaahidiinta, dowladiisana ay ku guuldareysatay in ay ka shaqeyso sidii uu xuriyadiisa ku heli lahaa.
Wargeyska lagu magacaabo Daily Monitor ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa sheegay in taliska ciidanka UPDF-ta Uganda uu u aqoonsaday askariga la toogtay, uuna ahaa maxbuus dagaal ah oo ku dhacay gacanta Al-Shabaab intii lagu gudajiray weerarkii bishii September sanadkii 2015-ka lagu qaaday xeradii ciidamada Uganda ee degmada Jannaale.

 Masassa oo ah askariga la toogtay ayaa dowlada Uganda waxay sheegtay in uu ka soo jeedo magaalada yiraahdo Busia ee dhacda bariga dalka Uganda, waxayna sheegeen in uu ka mid ahaa ciidamadooda ka howlgalayey gudaha Soomaaliya ee ka tirsan isbaheysiga Afrikaanta.

Afhayeenka waqtigiisa dhamaaday ee ciidamada Uganda, ninka la yiraahdo Paddy Ankunda ayaa sheegay in ay arkeen muuqaalka ay baahisay mu’asasada Al-kataa’ib ee lagu soo bandhigay qaabka loo toogtay askarigooda, iyo fariinta uu soo gudbiyey intaba, wuxuuna sheegay in ay jawaab ka bixin doonaan falkaas balse ma uusan carab baabin waxa ay noqon doonto jawaabtaas iyo haddii uu yahay midka afka uun ku kooban.
“Waan daawanay video-ga Al-Shabaab, wuxuuna ahaa fal aanan marnaba la aqbali Karin” ayuu yiri Paddy Ankunda, Afhayeenka ciidamada UPDF-ta Uganda, Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in Xarakada Al-Shabaab ay jabisay xeerka caalamiga ah, ayna si bareer ah u toogatay maxaabiis dagaal.
Xeerka caalamiga ah ee uu sheegayo Ankunda, wuxuu kala jeedaa heshiis lagu saxiixay shirkii Geneva sanadkii 1949-kii, kaas oo farayey in maxaabiista dagaalka ee la kala qabto si wanaagsan loola dhaqmo, lana toogan balse wuxuu ilaaway in Xarakada Al Shabab ay qodobkaan ka horba ay mar hore daaqadda ka tuurtay xeerarka caalamiga ah, ayna ku dhaqaaqayaan talaaba kasta oo diintooda ay u jideysay.
Dowlada Uganda kama hadlin sababta ay isaga dhaga tirtay fariimihii horay uu u soo diray maxbuuskan ka hor inta aanan la toogan, Iyadoo la og yahay in laba mar oo kala duwan uu madaxdiisa iyo dowladiisa ka dalbaday sidii uu xuriyadiisa ku heli lahaa.
Fariintii ugu dambeysay ee uu jeediyey ka hor inta aanan la toogan wuxuu Masassa kula hadlay ciidamada UPDF-ta ee uu ku safka ahaa, gaar ahaan kuwa hadda u soo hanqal taagaya in ay yimaadaan Soomaaliya, Wuxuuna u sheegay in halkaan uu kaga soo horeeyo wax ka duwan waxa ay soo raadinayaan.

Xigasho Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Magaalada Jigjiga.
Next: Weerar Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada