Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Ereteria Oo Mamnuucday Madaraso islaami Ah Iyo Mudaaharaadyo Ka Dhacay Magaalada Asmara.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Ereteria Oo Mamnuucday Madaraso islaami Ah Iyo Mudaaharaadyo Ka Dhacay Magaalada Asmara.

November 2, 2017

Tobaneeyo qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Asmara ee caasimadda u ah wadanka Ereteria ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Wararka ka imaanaya Asmara ayaa sheegaya in kumanaan qof oo muslimiin ah ay isugusoo baxeen fagaarayaasha waaweyn ee magaalada waxayna isku dhaceen ciidamo booliska katirsan.

Video lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay ciidamada Booliska oo rasaas nool nool u isticmaalaya dadka muslimiinta ah ee dhigaya kacdoonka ay ku difaacanayaan sharafkooda.

Dibad baxyada ayaa bilaawday kadib markii Amar ay soo saartay dowladda Eereteria  ku mamnuucday dhammaan hawiyadda muslimiinta ee wadanka sida Tarbiyada islaamiga in lagu daraaseeyo madaarista iyo gabdhaha iyo wiilasha lakala saaro marka ay iskuullada wax ku baranayaan.

Laba isbuuc ka hor ayay ciidamada Booliska magaalada Asmara waxay xireen Maamulaha Madarasada islaamiga Aldiyaa sheekhda da’da ah ee lagu magacaabo Muuse Muxamed Nuur arrinkaas oo sare uqaaday carada dadka muslimiinta.

Mas’uul u hadlay kooxaha mucaaradka dibad joogga ah ayaa wakaaladad wararka ufaafisa wadanka Talyaaniga u sheegay in 28 qof oo dibad baxayaal ah lagu dilay toogasho ay fuliyeen ciidanka booliska.

Nasrudiin Cali oo mucaaradka katirsan ayaa sheegay in ciidamada Taliska Afewarki ay 40 gaari oo nuuca xamuulka ah ku daabuleen boqolaal qof oo ay ku qabteen howlgallo ka dhacay Asmara.

Dowladda Ereteria oo taageera ka helaysa imaaraatka carabta ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u damin laheyd hanaqaadka dadka muslimiinta ah sida uu sheegay madaxweyne Efewerki bishii Septmber isagoo magaalada Dubai kula kulmayay wasiirka arrimaha dibadda imaaraatka carabta.

Dowladda Ereteria waxay ku goodisay in ay xididada usiibi doonto dhammaan madaarista islaamiga ah ayna soo rogayso qawaaniin ad-adag oo caburinaya dadka muslimiinta oo 60% ka ah umadda kunool wadankaasi.

Ereteria waxay ku andacoonaysaa in xiridda Madarasada islaamiga Aldiyaa’ ay qeyb ka tahay olole ka dhan ah Ururka ikhwaanka oo madaaris iyo macaahid islaami ah ku leh inta badan magaalooyinka wadanka.

Muddo kabadan 30 sanadood waxaa wadanka Ereteria xoog ku heysta Efewerki kaasi oo askareyn qasab ah dul dhigay dhammaan muwaadiniinta ku dhaqan wadankaasi, Ereteria oo mar ahaan dal muslim ah ayaa si tartiib tartiib ah loogu rogayaa dal nasraani ama Kirishtan ah balse muslimiinta ayaan marna quusan oo wada dadaal ay diinta islaamka ku faafinayaan.

Dowladda imaaraatka carabta ayaa la wareegtay inta badan dekadaha Ereteria waxayna wadankaasi ka furatay saldhigyo melleteri tallaabadaas oo ciriiri sii gelinaysa dadka muslimiinta ah, arrinta layaabka leh ayaa ah in imaaraatka carabta ay taageerayso dhammaan tallaabooyinka lagu tahmiishinayo muslimiinta ee xukuumadda Asmara qaadday sida in hablaha muslimaadka ah aysan qaadan karin xijaabka iyo mamnuucista madaarista islaamiga ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Gaadiid Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Askarta Dowlada Oo Toogtay Hooya 70 Jir Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada