Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Ingiriiska Oo La Kulantay Weerar Xoogan Oo Dhanka Internetka ah
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Ingiriiska Oo La Kulantay Weerar Xoogan Oo Dhanka Internetka ah

May 13, 2017

Kooxaha loo yaqaano Hackers ee jabsada baraha interneyada ayaa weerarkii ugu cuslaa dhawaanahan waxay ku qaadeen dowladda Ingiriiska oo kamid ah dowladaha ku faano in meel wanaagsan ay ka gaartay Technilogiyada.

Kooxdan weerarka fulisay oo illaa iyo hadda aan la aqoonsan ayaa u dhacay nidaamka shaqada ee wasaaradda caafimaadka dowladda Ingiriiska, waxaana ay isdaba marin ballaaran ay ku sameeyeen liisaskii shaqada.

Waxyaabaha ay bedeleen waxaa kamid ah magacyada dadkii xanuunsanaa iyo gobollada ay ka joogaan Ingiriiska, iyagoona diiwaan geliyay dad aan xanuunsaneyn, kuwa qaarna waxay ku liis gareeyeen gobollo aysan joogin, taas oo sababtay isku dhec yaac ballaaran oo dhanka shaqada ah.

Warbaahinta Ingiriiska noocyadooda kala duwan ayaa aad u hadal haya weerarkan dib u dhaca ku keenay dowladda Ingiriiska, waxaana ay la yaaban yihiin halka laga soo galay.

Weerarkan waxaa sidoo kale uu saameeyey dowado badan oo dhaca qaaradda Yurub sida Spain iyo kuwa kale, kuwaas oo qudhooda la kulmay weeraro dhanka Internetka ah.

Ruushka oo isaguna kamid ah dowladaha ugu weyn caalamka ayaa weeraro lagu qaaday, waxaana ka dhashey saameyn ballaaran walow dowladda Ruushka ay beenisay in waxyeello ay soo gaartay sysmtamkeeda shaqada.

Khabiir dhanka Technolgiyada ah ayaa bartiisa twitterka wuxuu kusoo qoray in uu mulaaxadeeyey koror ku yimid weerarada dhanka Internetka ah, waxaana arinta cusub ay tahay in hackerksa ay inta kaa qaataan macluumadkii kugu jiray Computerka, kadibna ay dalbadaan lacago farabadan si ay kugu soo celiyaan macluumaadka ay kaa qaateen.

Dagaalka xabadda ah marka laga soo tago waxaa dunida ka socoda dagaal la xiriira xaga Technolgiyada oo u dhexeeya quwadaha kala duwan ee caalamka ka jira, waxaana dowladaha ay leeyihiin shaqaale gaar ah oo loo xil saaray iney qaadaan weeraro dhanka Internetka ah.

Xigasho: Radio Alfurqaan.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Faransiis Ah Oo lagu Dilay Dalka Maali.
Next: Inka Badan 10 Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Gobalka Bari.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri

July 30, 2026
Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada