Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dubbe Oo Ka Hadlay Sababta Uu Isaga Casilay Xubinnimadiisa Aqalka Sare.
  • Allposts
  • Warar

Dubbe Oo Ka Hadlay Sababta Uu Isaga Casilay Xubinnimadiisa Aqalka Sare.

December 28, 2025

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xooggan oo ka dhex curtay madaxda kooxda Riddada Soomaaliya iyo xildhibaanada kooxdan kasoo galay dhanka maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland, kaddib markii Yahuuddu shaacisay in ay dal madax bannaan u aqoonsatay maamulka fadhigiisu yahay Hargaysa.

Ilo wareedyo ayaa sheegay in madaxa kooxda Riddada uu xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada dhanka maamulka Somaliland ka yimid, isagoo kala hadlay arrinta aqoonsiga iyo tallaabooyin ay tahay inay ku taageeraan in uu qaado.

Murtad Xassan Gurguurte oo xildhibaannada u sheegay in uu Cabdiraxmaan Cirro ka baxay ballamo iyo arrimo ay isku ogaayeen ayay ilo wareedyadu sheegayaan in uu xubnahaasi ku handaday inaysan aamusnaan karin oo ay tahay inay hadlaan, waxaana durba soo shaac baxay inuu iscasilay xildhibaan ka tirsan kooxdaasi oo lagu magacaabo Cismaan Dubbe oo isagu ka maqan Muqdisho.

Murtad Cabdi Xaashi oo ah guddoomiyaha waxay ugu yeeraan aqalka sare ee baarlamaanka kooxda Riddada ayaa isagana maanta iska diiday in uu xaadiro kulan ay lahaayeen xildhibaannada labada aqal ee dawaaqiidda Riddada, taas oo muujinayso khilaafka culus ee ka dhex jira kooxda Gurguurte iyo xubnaha kooxdaasi kasoo gala dhanka maamul goboleedka Riddada Somaliland.

Xubno kale ayaa iyaguna qorsheynaya inay is casilaad ku dhawaaqaan sida ay ilo wareedyo sheegayaan, wallow ilaa hadda la ogyahay in uu iscasilaad rasmi ah ku dhawaaqay senator Cisman Dubbe.

Murtad Dubbe ayaa waraysiyo uu bixiyay ku tilmaamay in arrimaha keenay is casilaaddiisa qayb ka tahay aqoonsiga Yahuuddu siisay maamulka fadhigiisu yahay Hargaysa, isaga oo sheegay in marka hore ay Muqdisho u joogeen in aqoonsiga uu halkaas ku xiran yahay, balse hadda uu meel kale ka yimid.

Madaxa kooxda Riddada murtad Gurguurte ayuu u jeediyay eedaymo culus oo ay ka mid yihiin in uu dhibaatooyin badan u gaystay dadka ku dhaqan deegaannada uu ka yimid, talada kooxdana uu isku soo koobay oo musuq xooggan uu ka dhex jiro kooxdaasi.

Dhanka kale, isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu ka shanqariyay inaysan jirin doorasho dhici doonta dhowaan, marka ay ugu dhowdahay na qorshuhu ahaa in doorashada la qabto 2028-ka sida uu hadalka u dhigay, taasoo muujinaysa qorshaha ay ka digayeen mucaaradka oo ahaa muddo kororsi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-07-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada