Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso;Ehelada Deeqo Dirac oo Sheegay In Ay Jir Dil Iyo Dar Xumo U Geeriyootay!
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso;Ehelada Deeqo Dirac oo Sheegay In Ay Jir Dil Iyo Dar Xumo U Geeriyootay!

May 22, 2017

Taliska Xabsiga dhexe ayaa maalintii shalay saxaafadda u xaqiijiyay iney geeriyootay Deeqo Dirac oo ahayd qof hooyo ah oo sannadkii 2014 lagu xukumay 15 sano oo xabsi milatari ah, kadib markii lagu eedeeyay iney taageerto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Gabar ay habar yar u tahay Allaah u raxmado’ e, hooyo Deeqo islamarkaana ka war heysay xaaladeeda tan iyo markii la xiray, ayaa inoo xaqiijisay in geerideeda uu sabab u ahaa jir dil xooggan oo loo geystay iyo dar xumo.

Waxay sheegtay in bilihii ugu horeeyay si ba’an loo garaacay taasoo sababtay iney cuduro ku dhacaan, kuwa kalana kusoo kacaan. “Mar aan booqanay ayaa waxay i tustay gacmaheeda oo runtii aad u guduudnaa, nabarro badanna ay ka muuqdeen jir dil awgiis, wxayna ii sheegtay inuu dhabarku ka daran yahay” ayay tiri’ haweeneyda ehelka la ah Deeqo.

Iyadoo hadalkeeda sii wadato ayaa waxay sheegtay in maalmihii ugu dambeeyay ay xaaladeedu aad uga sii dartay kadib markii uu dhiiggu ka dhamaaday, iyadoo qaraabada loo diiday iney dhiig ku shubaan, waana midda keentay iney geeriyooto.

Inkastoo dhib badna laga maray in DF laga qaado meydka haweeneyda ayaa haddana waxaa xusid mudan in ay janaasadeeda xaadireen dad aad u badan oo bulshada Muqdisho kamid ah, iyadoo sidoo kale ay galbinteeda ay ka qeyb qaateen ugu yaraan 40 gaari.

Deeqo Dirac ayaa maalmihii ugu dambeeyay ee geerideeda muujisay iney dhib weyn ku qabto xabsiga laakin aysan marnaba ka gaabineyn iney Allaah Caabudo, sidaa darteed waxay dalbatay labo kitaab kuwaasoo loo diiday, walow markii dambe si dhib ah loogu geeyay.

Arrintan ayaa kusoo aaday iyadoo sannadkii lasoo dhaafay ay qaar kamid ah xildhibaanada DF sheegeen in dowladdu jir dil xun u geysato dadka maxaabiista ah, kuna khasabto iney qirtaan wax aysan shaqo ku lahayn, waxaa sidoo kale dhowr mar la baahiyay sawirro iyo muuqaalo si qarsoodi ah looga soo duubay jeelasha, kuwaasoo muujinaya dadka oo koronto lagu qabanayo.

Ehelada Deeqo Dirac Alle haw raxmado

Xigasho Radioalfurqaan.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Lagu Weeraray Degmada Jowhar.
Next: Dhageyso Kudhawaad 10 Askari Oo Lagu Dilay Duleedka Bardaale.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada