Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ehellada Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarada Mujaahidiinta Oo Eedayn U Jeediyay Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Ehellada Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarada Mujaahidiinta Oo Eedayn U Jeediyay Kooxda Gurguurte.

April 29, 2025

Kumanaan katirsan maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya ayaa ku hoobtay dagaalladii sanadadii lasoo dhaafay ka dhacayay wilaayaatka dhaca bartamaha dalka.

Inkastoo ay saraakiisha murtadiintu dafiraan maleeshiyaadka ku halaagsamaya weerarada cagmarinta ee mujaahidiintu ku qaadaan saldhigyada cadowga hadane muuqaallada iyo sawirrada ay soo gudbiso mu’asasada alkataaib ayaa fadeexadeeyay madaxda kooxda riddada.

Waalidiinta dhalay maleeshiyaadka murtadiinta ee ku bakhtiyay dagaallada ayaa dhigay iskusoo bax ay walaac muujinayaan iyagoo kooxda ridada ku eedeeyay in ay ka qarisay masiirka wiilashooda, dadkan oo ubadnaa dumar ayaa sheegay in ay wiilashooda oo ahaa askar ay nolol iyo geeri ku la’yihiin islamarkaana aysan jirin cid kala hadashay askarta ay waysanyihiin.

Ehellada askarta ku baxay gacanta mujaahidiinta ayaa ka cabanaya bahdil ay kala kulmeen isla murtadiintii ay katirsanaayeen kuwaas oo xoog kusoo galay guryihii ay deganaayeen iyagoo barakicinaya.

Waxay sheegeen in dagaalladii ka dhacay Cowsweyne,Caad,iyo Aadan Yabaal ay ku waayeen maleeshiyaad farabadan kuwaas oo qaarkood iyagoo maxaabiis ah kasoo muuqday shaashadda alkataa’ib.

Ehellada askartii lagu laayay dagaallada ayaa Xasan Gurguurte u arka heeryadiis cune aan waxba xeerinayn oo ka been sheegay masiirka wiilashooda.

Askarta qaar oo saraakiisha Riddada ay ehelladooda usheegeen in ay nabad qabaan ayaa meydadkooda lagu arkay baraha bulshada halka qaarkood iyagoo maxaabiis ah ay muuqaallo kasoo duubtay mu’asasada alkataa’ib arrimahan oo ka caraysiiyay waalidiinta dhalay askarta.

Warar soo baxay ayaa sheegaya in sababta loo qariyay xogta askarta murtadiinta ee ku bakhtiyay weerarada mujaahidiinta ay tahay saraakiisha kooxda Riddada oo qaab musuq maasuq ah lacago mushaar ah kusii qaata magacyada askartii ladilay arrinkaas oo banaanka soo dhigaya heerka uu gaarsiisanyahay tuugeysiga cadowga dhaxdiisa ka jira.

Maxaabiis murtadiin ah oo mujaahidiintu ay kusoo qabteen dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay wilaayada sh/dhexe ayaa farriimo udiray kuwa weli ku jira safka Riddada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-11-1446 Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada