Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Eritrea Iyo Masar Oo Kasoo Horjeestay Faragelinta Itoobiya Ee Ammaanka Badda Cas.
  • Allposts
  • Warar

Eritrea Iyo Masar Oo Kasoo Horjeestay Faragelinta Itoobiya Ee Ammaanka Badda Cas.

March 25, 2025

Dalalka Eritrea iyo Masar ayaa si adag u diiday in dalalka aan xeebaha lahayn ay door ku yeeshaan ammaanka biyaha Badda Cas, iyagoo xusay in maamulka marinka baddacas uu noqonayo mid ay hoggaan u yihiin waddamada xeebaha leh.

Mowqifkan ayaa la adkeeyey intii lagu jiray booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea, Murtadka lagu magacaabo Cismaan Saalax, uu ku tegay Qaahira Axaddii. Halkaasna uu kula kulmay Madaxweynaha Masar, Murtad Cabdulfataax Al-Sisi, una gudbiyay fariin ka timid Madaxweynaha Eritrea, gaalka lagu magacaabo Isaias Afwerki, sida laga soo xigtay madaxtooyada Masar.

Booqashadan ayaa ku soo beegantay maalmo kadib markii Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, gaalka lagu magacaabo Abiy Axmed, uu u sheegay baarlamaanka dalkiisa in helitaanka badda Cas uu yahay arrin “noloshooda ku xiran,” . Hadalka Abiy Ahmed ayaa kusoo aaday iyadoo laga cabsi qabo in dagaal culus uu ka dhex qarxo Dalalka Eriteria iyo Itoobiya.

Dowladda Eritrea ayaa horey u diiday damacyada Itoobiya ee Badda Cas, iyadoo Wasiir Osman Saalax uu sheegay in dalkiisu la yaaban yahay waxa uu ugu yeeray “rabitaanka qaldan ee Itoobiya” iyo aragtideeda “duugowday.” Dowladda Eritrea waxay si cad u caddeysay in damaca Itoobiya uusan waafaqsaneyn xaqiiqda dhabta ah ee gobolka, isla markaana aysan aqbalaynin wax faragelin ah oo uga imaanaya dalalka aan lahayn xeebaha.

Xiisaddan la xiriirta marin-badeedka Badda Cas ayaa sii kordheysa, iyadoo ay muuqato in Itoobiya ay raadineyso waddo ay ku gaarto badda halka Eritrea iyo Masar ay difaacayaan mowqifkooda ku aaddan in maareynta Badda Cas ay tahay mas’uuliyadda waddamada xeebaha leh oo kaliya. Wali lama oga sida ay xaaladdani u sii socon doonto, balse waxaa la filayaa in arrintan ay sii xoojin doonto xiisadaha siyaasadeed ee gobolka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Xalqada 21-aad Barnaamijka Xiisaha Badan Ee (Kani Waa Abuurista Alle).
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-09-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada