Tafaasiil dheeraad ah, aya kasoo baxaya dagaalkii shaley ka dhacay duleedka deegaanka Teedaan ee wilaayada islaamiga Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya, dhimashada maleeshiyada murtadiinta, ayaa la xaqiijiyay inay gaartay 3 murtad, halka dhaawacana uu gaaray 3 kale.
Waxaanu helnay magacyada maleeshiyada murtadiinta ah ee dagaalkaasi lagu dilay, waxaana kamid ah Cabdi dheere oo ahaa sarkaal taliye koox ah, Saleemaan Gowsar oo ahaa askari iyo Xasan Magal oo ahaa askari.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaadeen xero ciidan oo ay ciidamada Kuffaarta xabashida Itoobiya kaga suganyihiin degmada Garbahaarey.
Sidoo kale, waxay Mujaahidiintu weerar ku mireen saldhigga ciidamada Kufaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha kaga suganyihiin degmada Jannaale.