Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya, dagaal culus oo ciidamada Mujaahidiintu kala hortageen askar ka tirsan ciidanka saliibiyiinta Kenya oo kasoo gudbay xad-beenaadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo weerar kusoo ahaa deegaan lagu magacaabo Ciise Guur oo katirsan wilaayada Gedo.
Dagaalkan ayaa ciidanka Kenya qabsaday inta aysan gaarin hadafkooda, waxaanu si gaar ah uga dhacay inta u dhaxaysa degmada Ceelwaaq iyo deegaanka Dhamase.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah, ayaa xaqiijiyay in ciidanka saliibiyiinta Kenya weerarkan looga dilay ugu yaraan lix askari, kuwaas oo 4 kamid ah lagu dilay goobta dagaalka, halka 2 kalane ay u geeriyoodeen dhaawac soo gaaray, waxaana sidoo kale weerarkaan Kufaarta Kenya looga dhaawacay 1 askari.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha kaga suganyihiin deegaanka Golwayn ee duleedka degmada Buulo-mareer.
Sidoo kale, faahfaahin ayaa laga helay weerar ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen Saldhigga maleeshiyada murtadiinta ah ku leeyihin deegaanka Buulonaageey, dhimashadu waa laba murtad iyo dhaawaca mid kale.