Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Qaraxyo Iyo Duqeymo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Qaraxyo Iyo Duqeymo Ka Dhacay Muqdisho.

April 16, 2017

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo iyo duqeyman xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho kuwaasi oo lala beegsaday xarumo iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada Federaalka.

Mid ka mid ah weerarada oo ahaa duqeyn ayaa lagu bartilmaameedsaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaas oo mujaahidiinta ay ku garaaceen gantaallo dhowr ah.

Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in ugu yaraan afar gantaal lagu dhuftay garoonka, kuwaas oo geystay qasaare nafeed iyo burbur hantiyadeed.

Weerarkaas ka dib, Maleeshiyaat ka tirsan murtadiinta ayaa ku soo faafay xaafadaha degmada Wadajir si ay baaritaano kaga fuliyaan halkaas balse inta aysan soo gaarin goobihii ay ku soo jeedeen ayey weerar xoogan kala kulmeen ciidamo ka tirsan mujaahidiinta oo halkaas ku diyaarsanaa.

Saraakiisha mujaahidiinta ayaa noo sheegay in maleeshiyaatka lala eegtay qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, ka dibna uu xigay weerar toos ah oo mujaahidiintu ay ku beegsadeen kolonyadooda.

Ugu yaraan 7 askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Ashahaada la dirirka ayaa la xaqiijiyey in lagu dilay dagaalkaas, sidoo kalena lagu dhaawacay tiro intaas ka badan. Saraakiishu waxay noo sheegeen in maleeshiyaatka ugu badan ay ku dhinteen iska horimaadka goobta ka dhacay oo ahaa mid aad u xoogan.

Dhanka kale, Qarax loo adeegsaday miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa barqanimadii maanta lala eegtay gaadiid ay la socdeen Saraakiil iyo shaqaale ka tirsan gaalada QM oo marayey meel u dhow deegaanka KM-13 ee duleedka magaalada Muqdisho.

Gaadiidkan ayaa ka koobnaa Laba gaari oo nooca raaxada ah oo ay la socdeen Saraakiisha iyo laba gaari oo qooqan ah oo ay saarnaayeen maleeshiyaatkii ilaalada u ahaa Saraakiisha, Waxaana qaraxa si gaar ah u beegsaday mid ka mid ah gaadiidkii ay la socdeen maleeshiyaatka murtadiinta.

Ilo Wareedyo ayaa noo xaqiijiyey in gaariga ay la socdeen maleeshiyaatka uu meesha ku burburay,Askartii saarnaana ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen goobta.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Lagu Weeraray Degmada Hurwaa.
Next: Ku Dhawaad 10 Askar Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Jubbada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada